Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Maxaa ka jira in Prof. Jawaari uu RW Saacid ka hor istaagay inuu ka hadlo Baarlamaankii 2013? (Xaqiijin)

    Maxaa ka jira in Prof. Jawaari uu RW Saacid ka hor istaagay inuu ka hadlo Baarlamaankii 2013? (Xaqiijin)

    November 28, 2021Updated:December 3, 20212 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maalmahan waxaa baraha bulshada si weyn ugu baahay war ku saabsan in Guddoomiyihii Baarlamaanka Federaalka Prof. Maxamed Sheekh Cusman (Jawaari) uu mudan yahay in loo diido u tartanka Baarlamaanka 11-aad, taasoo sabab looga dhigay inuu sanadkii 2013 ka hos istaagay Ra’iisal wasaarihii xilligaasi inuu ka hadlo, iskana difaaco mooshin Baarlamaanka ka yaallay.

    Warkan oo markii hore ay faafiyeen kooxaga CBB-da lo yaqaan ee baraha bulshada ka taageera madaxweynaha xilligiisu dhammaaday ee Farmaajo ayaa waxaa markii danbe qeyb ka noqday oo ku sirmay siyaasiyiin, dad caadi ah iyo mas’uuliyiin kale oo arrintan u soo qaatay inay tahay xaq la iska gudayo.

    Haddaba xaqiiq raadin uu Wadani.net sameeyay ayaa lagu ogaaday inay been abuur tahay arrintan oo aysan jirin inuu Guddoomiye Jawaari wax hor istaag ah ku sameeyay Ra’iisal wasaarihii hore Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), balse ay xildhibananada Baarlamaanka cod u qaadeenm sidaasina ku diideen inuu Baarlamaanka la hadlo, iyadoo weliba Jawaari kula taliyey inay u ogolaadaan inuu la hadlo.

    Waxay ahayd maalin Axad ah December 01, 2013 markii Xildhibaannada baarlamaanka Somalia ayaa diideen inuu hadal u jeediyo ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), kaddib codsi ka yimid ra’iisul wasaaraha oo uu ku dalbadayay inuu doonayo inuu la hadlo baarlamaanka.

    Guddoomiyaha baarlamaanka, Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo ajendaha kulanka maalintaasi ku daray codsiga Ra’iisal wasaare Saacid ayaa u sheegay in xildhibaannada ay ogolaadaan codsiga Saacid, laakiin markii cod loo qaaday 141 xildhibaan ayaa diiday inuu hor tago baarlamaanka, halka 7 xildhibaan kaliya ay u ogolaadeen.

    Dadka arrintan ka hadlay ee lagu marin habaabiyey oo fara badan, waxa ka mida Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax oo yiri: “Prof Jawaari waa oday dalka usoo shaqeeyay, ma mudna in laga hor-istaago tartanka, Professor-ku wuxuu hadda kahor hor-istaagay RW Saacid si uu iskaga difaaco mooshin laga keenay, adduunyadu waa giraan. Madaxda maanta tacadiga samaynaya waa hubaal bari inay dhibanayaal noqondonan”.

    HOOS KA DAAWO MUUQAAL MUUJINAYA XAQIIQADA SIDII AY U DHACDAY ARRINTAN

    MUUQAALKA LABAAD WAA DOODII XILDHIBAANNADA EE ARRINTAN OO UU KA DHEX MUUQDO AUN CABDI XOOSH JIBRIIL

    Baarlamaanka Prof. jawaari Saacid
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAskar ka tirsan Daraawiishta Puntland oo ku biiray Ciidamada ku kacsan Siciid Deni ee PSF
    Next Article Maxaa kasoo baxay Kulankii RW Rooble iyo Midowga Musharixiinta? (Labada ballanqaad ee Rooble)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo