Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, June 30
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Sharciyada»Maxaa ka khaldan qaabka loo xiray agaasimaha guud ee Wasaaradda Haweenka & Xuquuqda Aadanaha (Faaqidaad)

    Maxaa ka khaldan qaabka loo xiray agaasimaha guud ee Wasaaradda Haweenka & Xuquuqda Aadanaha (Faaqidaad)

    December 11, 2014Updated:December 16, 20142 Mins Read Sharciyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa waaberigii saaka laga war helay in gurigiisa xalay saqdii dhexe lagala baxay mid ka mida agaasimayaasha wasaaradaha xukuumada Soomaaliya, kaasoo ahaa agaasimihii wasaarada haweenka iyo xuquuqda Aadanaha Maxamed Cumar  Maxamed oo ahaa agaasinka wasaaraddaasi, waxaase la isla dhex maray in la afduubtay agaasimaha, laakiin waxaa laga war helay in ay gurigiisa kala baxeen isagoo hurda ciidamada Nabad-sugidda dowladda.

    mcumar-axdahirWasiirka Haweenka iyo xuquuqda Insaanka oo xilka sii heysa Khadiijo Maxmed Diiriye ayaa saxaafadda kala duwan la hadashay, iyadoo xariga agaasimaheedii ku tilmaantay mid sharci darro ah, isla markaana loo adeegsaday awood iyadoo wax sharci iyo maxkamad ah la soo marin, waxayna intaas raacisay in haddiiba ay jirto wax loo heysto agaasimaha ay ahayd in iyada marka hore la soo maro maadaama ay heyso xilka wasaaradda, waxayna si aan hore loo arag oo kulul wasiiradaasi u canbaareysay xeer ilaalinta oo ay ku sheegtay inay awood xad dhaaf ah adeegsaneyso ayna tahay tan ku takri faleysa mas’uuliyadda ah heyso.

    Haddaba haddii aan faaqidno qaabka falkani u dhacay iyo waxyaabaha ka khaldan waxaan ku soo koobi karnaa:

    [blockquote style=”4″]Waxaa marka ugu horeysa khalad ah in mas’uul dowladeed oo xil heer agaasime haya habeennimo guriga loogu dhaco waqti saq dhexe ah, sida kooxaha argagixisada oo kale. [/blockquote]

    [blockquote style=”4″]Waxaa kaloo khalad kale oo laga maarmi karay ah in ciidamada nabad sugidda fuliyaan xariga mas’uulkan oo aan ahayn caddow dowladeed.[/blockquote]

    [blockquote style=”4″]Khaladka ugu weyn waa in xariga mas’uulkan aan loo soo marin sidii sharciga ahayd oo u qalanta mas’uul xilkiisa oo kale haya, taasoo ah in loo yeero, lagu wargeliyo kiiska loo heysto, su’aalo la weydiiyo, kadibna maxkamad la geeyo kiiskiisa oo ay go’aamiso waxa laga yeelayo, haddiiba dembi heerkaas gaarsiisan jiro.[/blockquote]

    Arrimahan oo aan dhicin waxay falka ku dhacay agaasime Maxamed Cumar ka dhigeen mid guud ahaantiis laga shakiyo oo xitaa haddii waxyaabaha lagu heysto wax ka jiraan loo maray dariiq khaldan oo muuqaal aan wanaagsaneyn ka bixin kara hay’adaha dhaqan gelinta sharciga ee dowladda.

    Waxay kaloo xaalada u muuqan kartaa mid u eg in dalku ku jiro xaalad degdeg ah oo awoodii ay la wareegeen ciidamada Nabad sugidda iyo xeer ilaaliye, iyadoo hay’adihii kale howshan lahaa ay iska daawanayaan waxa dhacaya.

     

    Wadani.com

    Muqdisho-Somalia

    [ad name=”HTML”]

     

     

    Agaasimaha wasaaradda haweenka Xeer ilaaliyaha
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/kariin Guuleed: Maxaad ka taqaan La-Madaxweynayaasha ku xeeran madaxweynaha?
    Next Article Qaar kamida xildhibaada taageersan madaxweynaha oo ka hor yimid musharax Xalane (Xog cusub)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo