Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, July 2
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Maxaa ka socda Dhuusamareeb..? (Farmaajo oo aqbalay xalka Qodobkii ugu horeeyay ee hore loogu jeediyey)

    Maxaa ka socda Dhuusamareeb..? (Farmaajo oo aqbalay xalka Qodobkii ugu horeeyay ee hore loogu jeediyey)

    February 3, 2021Updated:February 4, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Faahfaahin dheeraad ayaa laga helay shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada oo uu wehliyo Guddoomiyaha G/Banaadir uga socda caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb, kadib kulan maanta oo dhan uga socday halkaas.

    Xogta laga helay shirka ayaa sheegeysa in Qodobkii koowaad ee ka mida saddexda arrin ee lagu isku khilaafsanaa la isla meel dhigay qaabka xal looga gaarayo, waxaana Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmajo uu ogolaaday in arrinta doorashada Gobollada Waqooyi loo daayo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi iyo Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed oo ay xal ka gaaraan, shirkana kusoo celiyaan haddii ay xal gaareen ama gaari waayeen.

    Arrintan ayaa timid markii dood adag ka dhalatay in shirka laga qeyb geliyo gudoomiyaha Aqalka Sare, taasoo uu diidanaa Madaxweyne Farmaajo, balse markii dabe la qaatay taladii kasoo baxday Shirkii Heritage ee Garowe oo ahaa in loo daayo arrintasi labada mas’uul ee ugu sareeya madaxda kasoo jeeda Somaliland.

    Shirka ayaa caawa sii socda, waxaana dooda u gudubtay Qodobka Guddiyada Doorashada ee la isku hayo, waxaana la filayaa in xal laga gaaro qodobkan oo ka mida kuwa ugu sahlan ee laga sugayo madaxweyne Farmaajo inuu ka tanaasulo xubnaha taageera ee ku jira guddiyada Doorashada.

    Qodobka ugu adag ee Doorashada oo ah arrinta Gobolka Gedo ayaa isna la flayaa inay Khamiista maanta doodiisa bilaabato, iyadoo uu si gaara u quseeyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    Markii shirkii xalay soo dhammaaday ayaa la sheegay inay ka tageen xarunta madaxtooyada Galmudug madaxweynayaasha Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, iyadoo ay isu hareen madaxweyne Farmaajo iyo madaxda saddexda maamul Goboleed ee Galmudug, Hirshabeelle iyo K/Galbeed.

    May be an image of 4 people, people sitting, suit and indoor
    May be an image of 4 people, people sitting, suit, footwear and indoor
    May be an image of 5 people, people sitting, people standing and indoor
    May be an image of 1 person, sitting, suit and indoor
    May be an image of 5 people, people sitting, people standing and indoor

    Doorashada Farmaajo Guddiga Doorashada Somaliland Shirka Dhuusamareeb Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleBeesha Caalamka oo farriin cusub u dirtay madaxda Soomaalida ee ku shiraya Dhuusamareeb (Akhriso)
    Next Article Is-rasaaseyn ka dhacday Magaalada Beledweyne iyo Wararkii ugu danbeeyay…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo