Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Maxaad ka taqaan Haweeneyda noqoneysa Ra’iisal wasaaraha Britian Theresa May? [SAWIRRO]

    Maxaad ka taqaan Haweeneyda noqoneysa Ra’iisal wasaaraha Britian Theresa May? [SAWIRRO]

    July 11, 20162 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Haweeneydii labaad ayaa taariikhda dalka Britian ka noqon donta Ra’iisal wasaare, kadib markii uu xilka ka dego Arbacadda Ra’iisal wasaare David Cameron.

    Wasiika arrimaha gudaha ee Britain Theresa May, ayaa xilkan qaban doonta iyadoo noqoneysa haweeneydii labaad ee dalkan xil noocan oo kale ah ka qabata, kadib haweeneydii Birta ahayd ee Margeter Tacher.

    Theresa May ayaa ah haweeneydii ugu cimriga dheereyd ee wasiir arrimo gudo ka noqota Great Britian, waxaana Arbacadda gelinka dambe loo dhaarin doonaa xilka Ra’iisal wasaaraha kadib marka ay noqoto xisbiga Conservative-ka.

    Haweeneydii Andrea Leadsom oo ahayd qofka kaliya ee la tartamayay Theresa May  ayaa ka baxday tartanka, iyadoo sheegtay in ay danta Britain ku jirto in hogaamiye la doorto goor dhow, si loo bilaabo ka bixida Midowga Yurub.

    David Cameroun ayaa ku dhawaaqay inuu xilka ka tegi doono Arbacadda, wareejin doono Theresa May oo 60 sano u buuxsameysaa dhowaan.

    Theresa May, waxay dhalatay 1 October 1956, waxay muddo dheer heysay xilka xoghayaha arrimaha gudaha, waxayna waxbarashadeeda ku qaadatay dugsiyada dowladda ee Wheatley Park Comprehensive School , kadibna waxay ka qalin jebisay St Hugh’s College, Oxford.

    Fikradaheeda ku aadan dadka soo galootiga ah ee UK ayaa si weyn loogu eedeeyaa iyadoo taageertay qorshe aad u adkeynaya in dadka Britishka ah ay ehelkooda keensadaan UK. Dhinaca ka bixitaanka Midowga Yurub waxaa mowqifkeeda lagu tilmaamay mid  wareersan oo taageerada ka bixitaanka u janjeera.

    Haweeneydan waxaa sugeysa howl adag oo ah in dalka Britian ka gudbiso xaalada adag ee ka dhalatay aftidii dalkeedu uga baxay Midowga Yurub, iyo saameynta ay arrintaasi ku yeelan doonto  arrimaha dhaqaalaha iyo siyasaddaa.

    DAAWO SAWIRRO

     

    may2

    may3

    may

    GOOBJOOGE.COM

    Britian Conservative party New UK prime minister Theresa May UK Xulashada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTaageeray Tuk Tuk [W/Q: Yusuf Garad]
    Next Article Akhriso: Lacagihii ay kala heleen xulalkii Euro 2016 & xulka koobka qaaday ee Portugal

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo