Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa kusoo baxay Doorasho ka dhacay magaalada Baydhaba, isagoo helay codad aqbaliyad ah.
Guddoomiyihii Baarlamaanka 10-aad ayaa mar kale noqonaya Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka. Waxaana kursiga sumadiisu tahay HOP182 kula tartamay musharaxiinta kala ah:
1: Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo
2: Faysal Ibrahim
Waxay natiijadii codeyntu noqotay in Maxamed mursal sheikh Cabdiraxmaan Waxa uu helay 88 cod, halka Faysal Ibraahim aanu helin wa c cod ah, codadka halaabey ayaa gaaraya 12 cod.
Kursigan ayaa ka dhignaa in loo xiray Maxamed Mursal, kadib taageero weyn oo uu siiyey Madaxweynaha muddo xileedkiisu dammaaday ee Maxmaed C/llaahi Farmaajo.
Halkan ka khriso warbixinta aan ka qornay:
