Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Maxkamad Alshabaab ah oo kala xukuntay Dhul 10 Sano la isku heystay oo ku yaalla Muqdisho

    Maxkamad Alshabaab ah oo kala xukuntay Dhul 10 Sano la isku heystay oo ku yaalla Muqdisho

    November 29, 2021Updated:November 29, 20211 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Mid ka mida maxkamadaha Alshabaab ayaa xukun kasoo saartay dhul muddo dheer la isku heystay oo ku yaalla degamda Wadajir ee magaalada Muqdisho, kadib markii dadka dhulka isku heystay ay u garsoor tageen.

    Maxkamad lagu magacaabo ‘Raddul Madaalim’ ayaa qaaday dacwadan oo hore garsoorka dowladda Federaalka u galay, waxayna maxkamadda Alshabaab dhulka u xukuntay dadkii deganaa, halka qofkii sheeganayey laga xukumay.

    Dhulkan oo cabirkiisu yahay 34 x 20 Mitir muddo ka badan 10 sano la isku heystay ayaa waxaa inuu leeyahay ugu dacwoonayey nin lagu magacaabo Cumar Cabdi Ibraahim, isagoo ku dooday inay siisay dowladii hore, uuna heysto caddeymo

    Dhulka waxaa laba boos oo kala duwan u heystay Maxamed Muuse Cali (Maraweyne) oo sheegtay in sanadki 1988 loo cabiray dhul cabirkiisu yahay 14×20 Mitir iyo Maxamed Aadan Maxamuud oo lah dhul cabirkiisu yahay 20×20 Mitir, kaasoo iib kusoo galay sanadkii 2013.

    Xukunka Maxkamadda Alshabaab ayaa garsooraha uu sheegay in lagu saleeyay Dokumenti sax ah iyo dhaar, waxaana meesha laga saaray sheegashadii Dacwoodaha Cumar Cabdi.

    Garsoorka Alshabaab ayay dad badan u dacwo tagaan, gar ahaan dhulalka la isku heysto ee magaalada Muqdisho, iyadoo maxkamadaha G/Banaadir laga sheegto iska daba wareejin dadka ku qasabtay inay u garsoor tagaan degaandaa Alshabaab.

    Alshabab Dhul Top Xukun Alshabab
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddiga Doorashada Federaalka oo diiday inuu aqoonsado Natiijada Kursigii laga hor istaagay Jawaari
    Next Article Alshabaab oo baahisay Magaca iyo Jufada Is-miidaamiye kasoo jeeda Beesha Mareexaan oo isku qarxiyey..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo