Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Puntland»Maxkamadda Ciidamada Puntland oo soo saartay Amar Culus oo ku socda Madaxda Hay’adda PSF

    Maxkamadda Ciidamada Puntland oo soo saartay Amar Culus oo ku socda Madaxda Hay’adda PSF

    December 9, 2021Updated:December 9, 20213 Mins Read Puntland
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Puntland oo amar culus kusoo rogtay madaxda Hay’adda PSF ee xilka laga qaadya iyo kuwa cusub ee la magacaabay.

    Qoraal kasoo baxay Maxkamadda ayaa lagu soo bandhigay ciqaabta ka dhalan kara haddii ay saraakiisha ciidamada amardiido sameeyaan, sida xil ka qaadista, iyadoo awoodda ugu sareysa ciidamada uu leeyahay madaxweynaha Puntland.

    Qodobka ugu culus ee maxkamadda soo saartay ayaa ah in agaasimaha cusub ee PSF Gen. Amiin cabdilaahi Xaaji Khayr waa inuu ilaaliyo, masuuliyadna iska saaro, hubka, gaadiidka, dareyska iyo dhammaan hantida ciidamada PSF ee yaalla Badda iyo Beriga.

    AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

    KU: AG/Guud ee Ciidamada PFS S/Guuto Aamiin Cabdullahi Xaaji Khayr
    OG: Madaxweynaha Dowladda Puntland OG: Wasiirka Amniga Dowladda Puntland
    OG: Taliyaha Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland
    OG: Xeer ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee Dowladda Puntland

    Anigoo tixraacaya qodobada xeerka ciqaabta ciidamada qalabka sida ee Dowladda Puntland iyo Soomaaliya, sida qodobada soo socda: (B) 289. (T) 290. (J) 291. (X) 305/306/307. Kuwaas oo tilmaamaya xariga, ganaaxa iyo ciqaabta Saraakiisha ciidamada qalabka sida ee Dowladda Puntland.

    Qodobadan soo socda waxay fiira gaar ah u lee-yihiin Saraakiisha ciidamada qalabka sida iyo dembiyada ay galaan 308/309/310/311, qodobadaasi waxay qeexayaan Xilkaqaadista, Xariga iyo ganaax ay mutaystaan dhammaan saraakiisha ciidamada ee gala dembi in laga qaado Xilka, in Xabsi loo diro iyo in la Ganaaxo.

    Qodobada Xeerka ciidanka oo lala akhriyo qodobada dastuurka dowladda Puntland, sharciga iyo kala dambaynta wixii amardiido Dowli ah la yimaada ayaa lagu qaadayaa qodobada kor kuxusan. Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa ah Taliyaha Guud Ciidamada Qalabka Sida Ahna Illaaliyaha Sharciga, Dastuurka, Qawaaniinta iyo Shuruucda Dalka u yaalla. Xil Magacaabis iyo Xilkaqaadis waxaa iska leh Taliyaha Guud ee Ciidmada Qalabka sida ee Dowladda Puntland waana Madaxweynaha Dowladda Puntland.

    QODOBKA 1-AAD ee kala saraynta ciidamada Qalabka sida ee dowladda Puntland, cidkastoo ka hortimaada qawaaniinta, shaciga iyo kala dambaynta dowliga ah waxaa lalatiigsanayaa xeerka ciqaabta ciidamada qalabka sida iyo Maxkamad ciidan oo la horkeeno cidkasta oo ku xad gudubta Dastuurka Dowladda Puntland iyo ila alinta Dartuurka sharciga ciidanka u yaalla.

    Cidkasta oo ku xad gudubta waxay la kulmaysaa ciqaab Maxkamadeed, qofkasta wuxuu la kulmayaa ciqaabta u dhiganta qodobada korkuxusan Waxay Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Dembiyada Culus soo gudbinaysaa, kuna Amraysaa Agaasimaha Guud ee ciidanka PSF S/Guuto Amiin Cabdullahi Xaaji Khayr inuu ilaaliyo, masuuliyad dhammaystirana iska saaro Hubka, Gaadiidka, Dareeska iyo dhammaan hantida ciidamada PSF wax Bad ku jira iyo wax Beriyaalaba, isla-markaana uga guto waajibaadkiisa sida uu qabo dastuurka Dowladda Puntland ee dhawrista hantida Dowliga ah.

    S/GUUTO MAXAMUUD CABDI MAXAMED

    Boosaaso PSF Puntland Siciid C/llaahi Deni
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXubno lagu tuhmay inay Alshabaab u dirtay Gaalkacyo oo howlgal lagu qabtay
    Next Article Midowga Musharixiinta si kama danbeys ah u dalbaday in la joojiyo Doorashada (Go’aan culus)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo