Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Maxkamadda ICJ oo Uganda ku xukuntay inay Boqolaal Milyan Dollar magdhow u siiso Congo DR

    Maxkamadda ICJ oo Uganda ku xukuntay inay Boqolaal Milyan Dollar magdhow u siiso Congo DR

    February 9, 2022Updated:February 9, 20222 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxkamadda Cadaaladda Qaramada Midoobay ee ICJ ayaa maanta soo saartay xukun ay dowladda Uganada ku amartay inay siiso dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC) lacagh boqolaal milyan oo dollar magdhow ah.

    Lacagta dalka Uganda lagu xumay inuu magdhow ahaanta u bixiyo ayaa gaareysa $325m oo Doolar, Waxayna salka ku heysaa dagaalkii cuslaa ee dalalka deriska ah Congo ka hureiyeen dlkaasi, sanadkii 1990kii.

    Maxkamadda ICJ waxay xustay in magdhowga la siinayo dalka DRC uu yahay waxyeelada dadka iyo hantida dalkaasi kasoo gaartay falalkii ay Uganda ku jebisay waajibaadkia caalamiga ahaa ee ka saarnaa deriskeeda oo ciidamo ay u dirtay iyo jabhado ay ku hubeysay, sida ay qoraal ku soo saartay Guddoomiyaha Maxkamadda ICJ, Garsoore Joan E Donoghue.

    Amarka magdhawga ah ayaa yimid in ka badan 15 sano kadib markii Maxkamada Qaramada Midoobay ay xukuntay xukun adag oo ka kooban 119 bog oo ah in dagaalka ay ciidamada Uganda ku qaadeen dalka CONGO DRC uu jabiyay sharciga caalamiga ah. Sannadkii 2005-tii maxkamadda ICJ waxay xukuntay in Uganda ay bixiso magta, waxba ma bixin Uganda.

    Lacagta la bixiyay ayaa aad uga hooseysa codsigii ahaa in ka badan $11bn oo ah magdhow ay dowladda DRC ay ku dalbatay qasaarihii ka dhashay qabsashada gobolka Ituri ee Waqooyi-bari ee dalkaasi.

    Lacag gareysa $225m waa magdhowga: “khasaarada nolosha iyo waxyeelada kale ee dadka” oo ay ku jiraan kufsiga, askaraynta carruurta iyo barokaca ilaa 500,000 oo qof. Waxay qiimaysay $40m oo kale oo ah burburka hantiyeed iyo $60m ee waxyeelada khayraadka dabiiciga ah, oo ay ku jiraan dhaca Dahabka, Dheemanka, Alwaaxyada iyo alaabaha kale ee ciidamada Uganda ama fallaagada ay taageerayeen.

    Xukunka ay gaartay maxkamada fadhigeedu yahay magaalada Hague ayaa imaanaya kadib dagaal dheer oo dhanka sharciga ah oo lagu doonayay in magdhow lagu bixiyo dagaalaldii ba’naa ee 1998-2003 oo ay ku dhinteen kumannaan qof.

    Congo DR ICJ Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/llaahi Kulane iyo C/raxmaan C/shakur oo Dhuusamareb u tegay raadinta Kuraas Baarlamaan
    Next Article Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo Warbixin yaab leh ka qoray xaaladda Gobolka Gedo (Akhriso)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo