Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Maxkamadda Rafcaanka oo sii deysay 2 ka mida mas’uuliyiintii Wasaarada Caafimaadka ee u xirnaa Musuqa

    Maxkamadda Rafcaanka oo sii deysay 2 ka mida mas’uuliyiintii Wasaarada Caafimaadka ee u xirnaa Musuqa

    March 4, 2021Updated:March 4, 20212 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxkamada Racfaanka ee Gobolka Banaadir ayaa Jebisay Xukun ay hore Maxkamada Gobolka Banaadir ugu riday laba ka mida mas’uuliyiin ka tirsanaa Wasaarada Caafimaadka ee Xukuumada Soomaaliya kuwaasi oo lagu helay arrimo musuqmaasuq ah.

    Qoraal kasoo baxay Maxkamada Racfaanka ee Gobolka Banaadir ayaa lagu caddeeyay in Bashiir Cabdi Nuur oo ahaa madixii Xisaabaadka Mashruuca Wacyigelinta Caafimaadka iyo Mahdi Abshir Maxamed oo ahaa madaxa xisaabaadka Mashruuca Malaria iyo HIV/AIDS in Xuriyadooda dib loogu Celiyo, kadib markii lagu waayey wax danbi ah .

    Xukunka ay jebisay Maxkamada Rafcaanka G/Banaadir ayaa dhacay bishii Ogost 2020, waxayna Maxkamadda Gobolka Banaadir, labada mas’uul ee maanta la sii daayey ku kala xukuntay sida soo socota:

    3 – Agaasimaha qeybta Xisaabaadka Mahdi Abshir Maxamed waxaa lagu xukumay 12 sano oo xabsi ah iyo ganaax lacageed oo dhan $2366$ iyo ka reebid xafiis dadweyne.

    4- Madaxa Mashruuca Malaariyada Bashiir Cabdi Nuur waxaa lagu xukumay 3 sano oo xabsi ah iyo ganaax dhan $1183 ay wehliso ka reebid xafiis dadweyne muddo shan sano ah.

    Waxaa hadda xabsiga ku harsan Agaasimihii guud ee Wasaaradda C/laahi Xaashi Cali oo ku xukuman 9 sano oo xabsi iyo ganaax lacag oo dhan $2366 oo ay wehliso ka reebin xafiis dadweyne. Iyo Agaasimihii Maamulka iyo Maaliyada Maxamuud Buulle Maxamuud waxa lagu Xukumay 18 sano oo xabsi ah iyo $ ganaax lacageed oo dahn 2366 Doolar iyo ka reebid xafiis dadweyne.

    Kiiska Musuqmaasuqa ee wasaaradda Caafimaadka oo ahaa kii ugu weynaa ee caddeymo loo helo ayaa hadda u muuqda in xilligan kala guurka uu meesha kasii baxayo. Maxkamadda Rafcaanka waxay hor u jebisay kiisas kale oo musuq la xiriira.

    6 Milyan Doollar oo si Musuq ah loogu lunsaday Wasaaradda Caafimaadka Somaliya (Dhageyso Galka Baarista)
    Maxkamadda Rafcaanka Musuqa Wasaaradda Caafimaadka MUSUQMAASUQ Top Wasaaradda Caafimaadka
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDallad Waxbarasho ka hor timid xirista Dugsiyada iyo jawaab ay ka bixisay Wasaaradda Waxbarashada
    Next Article XOG: Siduu u dhacay Weerarkii 19 Febraayo 2021. (Yaa Amray, Yaa qorsheeyay, Sidee ayaase loo fuliyey?)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo