Browsing: Maxkamadda Rafcaanka
Maxkamada Racfaanka ee Gobolka Banaadir ayaa Jebisay Xukun ay hore Maxkamada Gobolka Banaadir ugu riday laba ka mida mas’uuliyiin ka…
Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta Go’aan kasoo saartay Dacwad loo heystay Saraakiil katirsan Dakada muqdisho iyo Ganacsade, kadib markii…
Maxkamadda rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa u yeertay guddoomiyaha degmada Hodon ee Gobolka Banaadir, kadib dacwad lagu soo oogay.
Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka G/banaadir Abshir Cumar C/llaahi ayaa u hanjabay dadka cabashada cadaaladda darrada lagu kacay ku faafiya baraha bulshadam…
Ururka Qareenada Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyey sababihii ay uga joogsadeen inay u doodaan eedeysane C/raxmaan C/shakuur Warsame, iyadoo ku…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa goor qabtay shir jaraa’id isagoo ku gacan seyray go’aanadii kasoo baxay Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir.
Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir Go’aanno culus ka qaadatay kiiska dacwadeed ee xeer ilaalinta ku soo oogtay siyaasiga C/raxmmaan C/shakuur Warsame.
Maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir ayaa burisay go’aankii uu garsooraha maxkamadda gobolka Banaadir uu ka gaaray dacwaddii loo haystay siyaasiga Cabdiraxmaan…
Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur warsame ayaa sheegay inaysan jirin dacwad sharci ah oo isaga loo heysto, balse la doonayo in…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sharci darro ku tilmaamay dacwadd ku socota ee taalla maxkamadda rafcaanka G/Banaadir, isagoo caddeeyay inuusan…
Maxkamadda Rafcaanka G/Banaadir ayaa waqti cusub u qabtay qaadista dacwad ciqaabeedka loo heysto C/raxmaan C/shakuur Warsame.
Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa wakiilshadii kala noqday saddex qareen oo doodayey kiiska loo heysto, kadib qoraal uu u u…
Maxkamadda Racfaanka Gobalka Banaadir ayaa bilowday inay dhageysato eedeymaha loo heysto Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo maxkamadda rafcaanka gobolka Banaadir ay u yeertay inuu maanta hortago ayaa ka baaqsaday inuu kasoo…
Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe ayaamaanta si rasmi xilka ugala wareegay xilka loo magacaabay. Xafladda…
