Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Sharciyada»Maxkamadda Sare ee Holland oo muddo u qabatay Dacwadda u dhaxeysa C/raxman Yariisow & Daahir Calasow

    Maxkamadda Sare ee Holland oo muddo u qabatay Dacwadda u dhaxeysa C/raxman Yariisow & Daahir Calasow

    August 17, 20182 Mins Read Sharciyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxkamad ku taalla dalka Holland ayaa mar kale muddo u qabatay Dacwad dhex taalla Guddoomiyaha G/Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) iyo Daahir Cabdulle Calasow oo ah weriye degan dalkaasi.

    Dacwadan oo muddo socotay ayaa Maxkamadda Sare ee dalka Holland ay u muddeeyay inay dhacdo 21-ka bisha soo socota ee September, waxaana mar kale la dhageysan doonaa kiis uu weriyaha Daahir Calasow ku soo oogay duqa Muqdisho.

    C/raxmaan Yariisow ayaa dhowr jeer si qarsoodi ah ku tegay dalka Holland si dacwadda ka dhanka ah uu u xaadiro, waxaana markan ay tahay mid u furan dadweynaha oo ay ka qeybgeli karaan, iyadoo qareeno labada dhinac u doodayaan.

    Daahir Calasow oo ah Soomaali deggan dalka Holland iyo shakhsi hoggaamiya muranka iyo doodaha baraha bulshada (controversial person) ayaa dacwad uu hore ugu soo oogay Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Inj. Yariisow) xilli uu ahaa wasiirka warfaafinta Soomaaliya, taasoo salka ku heysay Wasiir Yasiirow markii ay socotay kiiskii dacwadii u dhaxeysay Dahabshiil iyo Daahir Caslasow  uu Inj. Yariisow qoray qoraal Dahabshiil ku darsatey dacwadeeda oo la xiriiray inuu Daahir Calasow yahay qof dadka handada oo khasba iskuna daya in sidaas lacag uga qaado, qoraalkaas ayuuna kiiska dacwadda u furtey xilligaas.

    Waxaa kiiskaas hor ay Maxkamad ku taala magaalada Amestardam ee dalka Holland ka xukmisay Daahir Calasow, iyadoo ku xukuntey in uu bixiyo kharashkii dacwadda uga baxay Yariisow.

    Mar uu kiiskaasi ka hadlay Daahir Calasow ayuu sheegay in dacwadda uu uga dan lahaa inuu dadka tusiyo inaysan jirin cid sharciga ka sareysa oo mas’uul kasta laga dacweyn karo maxkamadaha dalalka Yurub.

    Daahir Calasow Dacwad Yariisow Weriye Daahir Calasow Yariisow
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiirka Arrimaha dibadda Jabuuti oo ka hadlay xiriirka Soomaaliya & Jabuuti & Wararkii ugu danbeeyay
    Next Article Machadka Heritage oo tallooyin ku saabsan siyaasadda Arrimaha dibadda u jeediyay Madaxweyne Farmajo [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo