Maxkmadda caalamiga hee cadaaladda ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay diidmada Kenya ay diiday in dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya ee dhinaca Badda ay qaado Maxkamadaasi.
Maxkamadda ayaa qoraalkeeda ku sheegtay xiliga ay ay go;aankeeda ku aadan diidmada Kenya shaacin doonto fadhi ka dhici doona xarunta Maxkamadaasi ee magaalada Hague dalka Holland.
QORAALKA MAXKAMADDA ICJ HOOS KA AKHRISO
QORAALKA OO DHAMEYSTIRAN HALKAN KA AKHRISO
Wadani.com