Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»XOG: Warbixin ku saabsan Milkiilaha Radio Goobjoog oo iibsaday Idaacadda Ciyaaraha ee Gool FM Muqdisho

    XOG: Warbixin ku saabsan Milkiilaha Radio Goobjoog oo iibsaday Idaacadda Ciyaaraha ee Gool FM Muqdisho

    February 16, 2016Updated:February 16, 20162 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Millkiilaha Idaacadda Goobjoog FM ee magaalada Muqdisho Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaa iibsaday Idaacaddii caanka ahayd ee dhinaca Isboortiga ee Gool FM oo xarunteedu ahayd magaalada gfmMuqdisho, kadib wadahadal dhex maray isaga iyo saxafiyiin hore u lahaa idaacaddaasi.

    Iibka Idaacadda oo dhacay toddobaadkan bilowgiisa ayuu Abshir Bukhaari ku iibsaday lacag dhan 100,00 Doolar isagoo heshiiska uu  kula wareegay Idaacadda iyo Website-keedii uu noqday  kii ugu horeeyay ee noociisa ah magaalada Muqdisho iyo Soomaaliya.

    Iibka Idaacadda Gool FM ayaa loo aaneynayaa kadib markii shirkadda Smart Group ee ay saami wadaag ahayd ay go’aansatay inay iibiso idaacadda. Waxaa kaloo arrintaas wehliya in shaqaalaha Idaacadda ay muddo dheer tirsanayeen cadaalad darro, xuquuq la’aan cabasho dhinaca shaqada ah oo keentay inay qaarkood ka hayaamaan idaacaddaasi kuna biiraan Idaacaddo kale.

    Warar xog-ogaal ah ayaa sheegaya in iibsiga Idaacadda ee Abshir Bukhaari ka sokow, waxay idaacaddu maqaamka sare ee ay gaartay ku heshay shaqaale  fara badan ay xoogood geliyaan inay gaarsiiyaan heerka ay maanta joogto.

    Shaqaala Idaacadda qaarkood ayaa qarin waayay sida ay uga xum yihiin maamulkii hore ee Idaacadd iyo dhaqankoodii ahaa lacag la’aanta waxayna arrintu gaartay inuu mid ka mida mas’uuliyiinta idaacadda soo dhigo bartiisa facebook ereyada soo socda:

    Sisiladii cilmigii lacag la,aanta ahaa oo joogsatay (Gool FM)

    Milkiilaha cusub ee Goo FM wuxuu hantida uu heysto ka kabsaday saxaafadda isagoo madax ka ahaa xafiiskii Aljazeera ee Muqdisho, kadibna wuxuu xil sare ka qabtay  madaxtooyada Soomaaliya xiligii Sheekh Shariif, wuxuuna kadib maalgelin ugu soo jeestay Warbaahinta isagoo hadda leh: Idaacadda Goobjoog, Idaacadda Maandeeq iyo Machadka saxaafadda oo hadda ay ku biirtay Idaacadii Gool FM oo Muqdisho dhammaantood ku yaala.

    Abshir Bukhaari oo galaangal badan ku leh madaxda dowladda Soomaaliya waxaa dhowaan wasiirka arrimaha gudaha uu siiyay qandaraaska ku saabsan  shirka maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

    Milkiilaha cusub ee idaacadda Gool FM Abshir Bukhari ayaa xalay  casho sharaf u sameeyay weriyeyaasha Gool FM, waxaana isla xaflada joogay maamulka Idaacadda Goobjoog oo sidoo kale uu iyadana milkayadeeda lee yahay Abshir, waxayna shaqaalaha Gool FM ku faraxsan yihiin in maamulkii hore meesha banneeyay.

    GOOBJOOGE.COM

    Abshir Bukhaari Goobjoog Gool FM Idaacadda Gool
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleShaqaale Turki ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho
    Next Article DHAGEYSO: Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay kulankii ay la yeesheen wafdiga Beesha Caalamka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo