Tifaftiraha Warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho C/casiis Axmed Gurbiye ayaa maanta maxkamad lagu soo taagay magaalada Muqdisho, iyadoo oo heysto…
Browsing: Goobjoog
Tifaftirihii Warbaahinta Goobjoog Media ee magaalada Muqdisho C/casiis Axmed Gurbiye ayaa goor dhoweyd la sii daayey markii dadaal loo galay…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda, ahna saxafi ruugcaddaa ah ayaa ka hadlay xariga dowladda Soomaaliya ay u geystay tifaftirihii Warbaaahinta…
Agaasime ku-xigeenkii Goobjoog Media Group Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo maalintii labaad u xiran Madaxtooyada dowladda Soomaaliya ayaa loo dhaadhiciyey xabsiga…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay xariga weriye C/casiis Axmed Gurbiye oo Madaxtooyada Soomaaliya ay dacwad kusoo…
Warbaahinta Goobjoog ayaa War-saxaafadeed kasoo saartay xariga tifaftiraheeda C/casiis Axmed Gurbiye oo maanta lagu xiray magaalada Muqdisho.
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ka hadlay xariga agaasime ku xigeenka Goobjoog weriye C/casiis Axmed Gurbiye oo ciidamada dowladda ay…
Weriye ka tirsan Warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho ayaa xabsiga loo taxaabay, sida ay xaqiijisay warbaahinta uu ka howlgalo.
Weriye Cali Aadan Muumin oo ka mida weriyeyaasha magaalada Muqdisho, maantana ay xireen ciidamada Booliska xilli uu ku sugnaa Isgoyska…
Ciidamada Booliska ayaa maanta magaalada Muqdisho ku xiray weriyeyaal ku sugnaa isgoyska KM 4, halkaasoo ay ka tebinayeen bannaanax ay…
Weriye Cali Aadan Muumin oo ka tirsan Warbaahinta Goobjoog ayaa caawa laga sii daayey xabsiga Xarunta Dembi baarista ee CID-da, kadib…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa amartay in xabsiga lagu soo hayo weriye Cali Aadan Muumin oo ka tirsan Warnaahita Goobjoog ee…
Warbaahinta Goobjoog ayaa War ayka soo saartay xariga weriyaheeda Cali Aadan Muumin oo maalintii 2aad ku xiran xarunta CID-da ee…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya xarig loo geystay weriye Cali Aadan Muumin ka howlgala warbaahinta Goobjoog, kadib markii saaka…
Wariye ka tirsan warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho ayaa saaka la xiray, kadib markii ay wasaaradda Waxbarashada dacwad ka gudbisey.
Qaar ka mida saxafiyiinta magaalada Muqdisho ayaa u baroordiiqay saxafiga Sacuudiga ah ee lagu dilay dalka Turkiga, waxayna codsadeen inuu…
Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliyeed C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu yahay…
Millkiilaha Idaacadda Goobjoog FM ee magaalada Muqdisho Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaa iibsaday Idaacaddii caanka ahayd ee dhinaca Isboortiga ee Gool…
