Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Muqdisho oo noqotay magaalada labaad ee ugu koritaanka badan Dunida (Sabab-Warbixin hay’ad Caalami ah)

    Muqdisho oo noqotay magaalada labaad ee ugu koritaanka badan Dunida (Sabab-Warbixin hay’ad Caalami ah)

    November 21, 20151 Min Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Mogadishu’s growth is driven by its improving security situation and economic prospects after decades of civil war
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Magaalada Batam ee dalka Indonisia ayaa ah magaalada ugu koritaanka badan caalamka sida ay shaacisay hay’ada Demographia World Urban Areas ee fadhigoodu yahay dalka Maraykanka. Hay’adan oo xisaabisa heerka koritaanka magaalooyinka dadkoodu ka badan yahay hal Malyan oo ruux ayaa magaalada Muqdisho ku sheegtay inay tahay magaalada 2aad ee caalamka ugu koritaanka badan leh.

    Batam ayaa ah magaalo ku dhow dalka Singapore waxaana ka shaqeeya gaadiid faro badan waxana koboca magaalada uu ka dhashay gaadiidka ka howlgala taasoo xiriir la leh deegaan warshado ah halka ganacsiga xorta ahna uu magaalada saameyn ku yeeshay inay dad badan u soo shaqo tagaan.

    Magaalada Batam ayaa waxaa ku nool dad gaaraya 1.1 million tirakoobkii iugu dambeeyay, waxana kororka magaalada lagu qiyaasay boqolkiiba 7.4% muddo sanad ah. Magaalada Labaad ee ugu koboca badan leh caalamka ayaa lagu sheegay in ay tahay magaalada Muqdisho caasimada dalka Soomaaliya taasoo lagu sheegay tirada ku nool inay gaareyso 2.1Milyan iyadoo koboca magaaladana uu yahay 6.9%.

    Hay’adan ayaa koritaanka magaalada Muqdisho ku macneysay inay u sabab tahay ammaanka oo soo wanaagsanaaday iyo rajo dhaqaale oo ka jirta magaalada hore ugaga guuray. ayna qoysas badan dib ugu soo laabteen magaalada.

    caasimadda Magaalada Muqdisho Muqdisho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAMISOM oo gurigiisa magaalada Beledweyne ku celisay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo waanwaan socota
    Next Article Mogadishu ranked second fastest growing city in the World

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo