Cidamad Amniga ayaa xiray Wadadda aada garoonka Diyaaradaha Muqdisho, agagaarka Isgoyska KM 4, kadib markii Gaari hakaasi la dhigay looga shakiyey qarax.
Gaariga oo ah nooca NOAH ayaa horyaalla dukaamo ganacsi wadadda dhexdeeda, waxaana ciidamaa amy joojiyeen isku socodka dadka ee jidkaasi oo ah mid muhiim ah oo mashquul badan.
Gaariga oo in muddo ah yaallay halkaasi ayaa laga shakiyey, waxaana la sheega in loogu yeeray ciidamada Miinooyinka qaabilsan.
LA SOCO WIXII SOO KORDHA…
