Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Hirshabelle»Musharax Maxamed Cali Ameriko oo booqday Dugsi loogu magac daray Gabadhiisii laga dilay [SAWIRRO]

    Musharax Maxamed Cali Ameriko oo booqday Dugsi loogu magac daray Gabadhiisii laga dilay [SAWIRRO]

    January 10, 20172 Mins Read Hirshabelle
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Murashaxa Madaxweynaha Soomaaliya, Ambassador Maxamed Cali Ameriko ayaa kormeer ujeedadiisa ahaa ballaarin iyo dhiiri gelin ku tegay iskuul uu labo sano ka hor ka dhisay deegaanka Ceel Cirfiid ee duleedka magaalada Muqdisho, halkaasi oo ah meel baadiye ah oo dadka ku noolaa weligood fursad u helin waxbarasho.

    Iskuulkaan oo la furay 2014-kii ayaa waxaa loogu magac daray Yaasmiin {Dugsiga hoose dhexe ee Yaasmiin} oo ah gabar uu dhalay Amb. Maxamed Cali Ameeriko, oo iyadoo 18 bilood jir ah la dilay sanadkii 1992-kii, ninkii dilayna uu dhawaan murashax Ameeriko inta u yimid ka dalbaday inuu cafiyo.

    Dugsiga hoose dhexe ee Yaasmiin ayaa waxaa dhigta 70% gabdho, halka 30% wiilal ka yihiin, waxaana xusid mudan in iskuulka uu yahay mid lacag la’aan ah, dhaqaalaha tasiilaadka iyo mushaarka Macallimiintana uu bixiyo Maxamed Cali Ameeriko.

    Maamulaha iskuulka Yaasmiin, Axmed Xasan Shakuur ayaa sheegay in ardayda guud ee wax ka barta iskuulka ay yihiin 153 arday, wuxuuna iskuulka uu ka kooban yahay seddax fasal, xafiis iyo suuli.

    Murashax Ameeriko ayaa sheegay in sida ugu dhaqsaha badan loo ballaarin doono dhismaha iskuulka, wuxuuna intaa raaciyay in maanta uu ku faraxsan yahay inuu arko arday horay qalbiyada ka dhintay oo maanta faraxsan, una diyaarsan inay waxbarashadooda heer sare ka gaaraan.

    Deegaanka Ceel Cirfiid oo dad xoolo dhaqato iyo beeraley ka kooban ay ku nool yihiin, weligoodna caruurtooda helin waxbarasho, waxayna ugu mahad celiyeen Murashax Maxamed Cali Ameeriko oo dhisay maskaxda iyo garaadka caruurta hadda soo koreysa.

    Dowladda dhexe ee Soomaaliya ayaa looga baahnaa in adeegaan ay fuliso oo caruurta Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan ku gaarsiiyaan waxbarasho lacag la’aan ah, hase ahaatee uu Maxamed Cali Ameeriko ka dhiidhiyay waxbarasho la’aanta caruurta Soomaaliyeed, isagoo dhabarka u xertay inuu dhiso iskuulkaan iyo kuwo la mid ah xiligii uu ahaa Safiirka Soomaaliya ee Kenya iyo kadibba.

     Maxamed Cali Ameeriko ayaa lagu yaqaan inuu gargaaro dadka masaakiinta iyo dadka dhibaateysan, isagoo wax aan lasoo koobi Karin u qabtay qaxootiga Soomaaliyeed eek u jira xerooyinka Dhadhaab iyo Ifo ee dalka Kenya.

    DAAWO SAWIRRO

       

    Balcad Maxamed Cali Amerika Musharax
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/kariin Guuleed oo ku dhawaaqay inuu xaalad degdeg ah ku soo rogay Galmudug [Dikreeto]
    Next Article Musharax C/rashiid Xiddig oo caawa olole weyn ka wada Muqdisho & Shaqsiga noqonaya Guddoomiyaha…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo