Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 13
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Musharixiin Caan ahaa oo ka haray Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya 2022

    Musharixiin Caan ahaa oo ka haray Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya 2022

    May 10, 2022Updated:May 11, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo maanta lasoo gabagabeeyay diiwaangelinta mushariixinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa soo baxay in musharixiin qaarkood caan ahaa ay ka hareen tartanka, iyadoo kuwo aan la fileyn is-diiwaan geliyeen.

    Musharixiintan oo qaarkood oo muddo dheer waday, kana mid ahaa midowga musharixiinta , laakiin waxay markii ugu danbeysay go’aansadeen inay ka haraaan tartanka Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, sababo kala duwan dartood.

    Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa shaaciyey inuu isaga haray tartanka doorashada Madaxweynaha, wuxuuna muuqaal uu soo duubay ku sheegay inuu go’aansaday inuu isaga haro tartanka doorashada.

    Wuxuu sheegay inay xilligan heysan waxyaabihii ii suuragelin lahaa inuu ku guuleysto doorashada Madaxweynaha, wuxuuna ku dooday inuusan aqbali karin lacag uu olole doorahso ku galo, taasoo ka hor imaanaysa danta mustaqbalka Soomaaliyeed.

    Waxaa kaloo shaaciyey inuu musharaxnimadii xilka Madaxweynaha isaga haray Cabdi Muuse Maaxaay oo in muddo ah baraha bulshada ka ololeynayay, wuxuuna muuqaal uu soo duubay ku sheegay inuu go’aansaday inuu ka haro doorashada madaxweynaha, isagoo sugi doono doorasho Qof iyo Cod ah.

    Musharax kale ee C/Xabiib Yaasiin Warsame ayaa isna shaaciyey inuu ka haray tartanka doorashda Madaxweynaha ee sanadkan. Waxaa kaloo jira musharixiin aan is diiwaan gelin oo ka gaabsaday inay ka hadlaan doorashada.

    Musharixiinta hore u shaaciyey inay xilkan u taagan yihiin ee aan wax go’aan ah laga heynin, ka haray doorashada waxaa ka mida:

    1- Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke

    2- Mustaf Cabdi Dhuxulow

    3- Xuseen Cabdi Xalane

    HALKAN KA AKHRISO LIISKA MUSHARIXIINTA MADAXWEYNAHA EE RASMIGA AH

    Musharixii baraha bulshada ee ku caan baxay Musharaxa ‘BURKA’ ayaa sheegay inay lacag la’aan heyso oo ay ka xayirtan tahay, taasina aanay u suuragaleynin inuu isu sharxo xilka madaxweynaha, waxaana uu ahaa musharax lagu maadsado.

    Doorashada Musharixiin haray Musharixiinta madaxweynaha Somalia Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAskari ilaalo u ah Musharax C/raxmaan C/shakuur oo Garneyl Qarax dhaliyey ka fakaday..
    Next Article ATMIS oo la wareegeysa Amniga Madaxweynaha la doorto iyo ciidamo lala rarrayo Afisyoone

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo