Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»Muuqaal laga saaray Qeybta Ingiriiska ee Website-ka Villa Somalia, kadib fashil qabsaday [Akhriso+ Sawirro]

    Muuqaal laga saaray Qeybta Ingiriiska ee Website-ka Villa Somalia, kadib fashil qabsaday [Akhriso+ Sawirro]

    February 1, 2019Updated:February 2, 20192 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Qeybta Af-Ingiriiska ee Bogga madaxtooyada Soomaaliya (villasomalia.gov.so/en/) hawada saaray muddo kooban, kadiba dib loo soo celiyey markii laga saaray sawirro ku soo baxay qeybta sare oo Madaxweyne Farmaajo lagu bedelay qorshihii uu doorashada ku galay.

    Muuqaalka fadeexadda abuuray ee warbaahunta qaarkeed  shaacisay ayaa ahaa sawira Farmaajo oo lagu dul qoray qorshe ka kooban afar qodob oo uu leeyahay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, iyadoo si toos ah looga soo min-guuriyey Madaxtooyada Kenya.

    Qeybtan oo muddo dheer dib u habeyn lagu waday intii uu talada qabtay madaxweyne Farmaajo, isla markaana aan wax weyn laga qaban ayaa hore looga saaray waxqabadkii iyo wararkii madaxweynihii hore Xasan Sheekh, waxaana arrintan cusub ay weji gabax ku tahay qeybta Wafraafinta Madaxtooyada Soomaaliya oo website-ka Villa Somalia ka dhigtay bar dhinac waliba ka liidata, tiiyoo ay tahay muuqaalka Madaxtooyada dalka.

    Muuqaalka Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu dul qoray afar qodob oo laga soo amaahday qorshhihii uu doorashada ku galay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, iyadoo laga dhigayo qorshe uu leeyahay Farmaajo.

    Madaxweynaha Kenya ayaa ololaha doorashadiisa ku galay afar tiir oo waaweyn “The Big Four”, kuwaasoo kala ahaa: Isku filnaashaha Cuntada, Guryo jaban, Wax soo saar iyo daryeel Caafimaad oo loo dhan yahay. afartan qodob ayaan Soomaaliya ka jirin xilligan lamana oga in indha la’an ah loo soo qaatay inay yihiin ololaha Farmaajo ee sanadka 2021.

    Markii arrintan la baahiyey ayaa si degdeg ah hawada looga saaray qeybtii sare ee sawirrada is-bedela ku jireen oo muqaalkaasi ka mid ahaa, gaar ahaan qeybta Ingiriiska ee Website-ka Madaxtooyada, iyadoo hadda uu noqdan website ay qeybtii sare ka maqan tahay, waxaana la tirtiray sawirradaasi.

    Image may contain: 2 people, people smiling, people standing

    Muuqaalkii hore ee qeybta Ingiriiska Ogost 2017

    Farmajo Top Uhuru Kenyatta Villa Somalia
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDiyaaradaha Mareykanka oo duleedka Beledweyne ku dilay in ka badan 20 Maleeshiyo Alshabaab ah
    Next Article Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo Digniin u dirtay Qaar ka mida Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo