Friday, May 16, 2025

Muxuu Madaxweynaha Soomaaliya ka doonay Shirka Dhaqaalaha Sharma-sheekh (Su’aalaha socdaalka Madaxweynaha)

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka mid madaxda ka qeyb galeysa shirka Dhaqaalaha Sharma-sheekh ee xeebta Badda cas, shirkaas oo ah shir maalgelin iyo dhaqaale loogu raadinayo dalka Masar ayna ka qeyb galayaan dalalka deeqda bixiya.

???????????????????????????????

Shirkan oo Masar ay ku dooneyso inay dib ugu kiciso dhaqaalaheeda una hesho maalgelin dibadeed kadib qalalaase siyaasadeed  iyo xasilooni darro dalkaasi ka dhacay ayaa ah shir loogu yeeray dalalka deeqda bixiya sida Mareykanka,Yurub, Japan iyo dalalka hodonka ah ee Khaliijka, laakiin waxaa sidoo kale ka qeyb galaya madax kale oo dalalka saboolka ah oo siyaasad ahaan doonaya inay goobta ka muuqdaan.

Ad

???????????????????????????????

[ad name=”HTML-3″]

Madaxdaas waxaa ka mida madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shirkaasi ka qeybgaleysa, lama oga sababaha ugu muhiimsan ee madaxweynaha u tegay shirkani oo aan macne badan u lahayn Soomaaliya, waxaa jira arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin:

- Advertisement -
  • Diblomaasiyad saaxiibtinimo oo hogaanka Soomaaliya isu dhoweynayo siyaasadda dowladda Masar oo dalalka Khaliijku taageeraan, hadda ka horna wuxuu qeyb ka ahaa madax aad u yar oo ka qeyb galay caleemosaarka madaxweynaha Masar Abdifatah Siisii.
  • Inuu muddo ka nasto buuqa siyaasedeed ee uga furan gudaha iyo qaabilaadda joogtada ah ee xafiiskiisa Villa Somalila.
  • Iyo arrin kale oo noqon karta inuu kulamo la yeesho qaar kamida madaxda ka soo qeyb galeysa shirkaasi oo fursad lagu gaado.

Isla magaalada loo dalxiis tago ee Sharmasheekh waxaa bishan gudaheeda oo ah 28-ka March ka dhici doona shir madaxeedka Jaamacadda Carabta, waxaana markaas la eegi doonaa inuu madaxweyne Xasan Sheekh dib ugu laabto magaaladan muddo laba toddobaad ah gudahood, taasoo caddeyn doonta in madaxweynuhu safarrada caashaqsan yahay ee wax u wehliyaa jirin iyo socdaalku ka ahaa mid uu ku qasbanaa duruufo diblomaasiyadeed awgeed.

[ad name=”HTML-4″]

Goobjooge.com

Muqdisho

- Advertisement -

[ad name=”HTML”]

[ad name=”HTML-5″]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON