Monday, May 12, 2025

Muxuu madaxweynaha u xirayaa caawa Kalfadhiga aan dhamaan ee Baarlamaanka? (Akhriso sababta)

Xaflad maamuus ah, lana soo hormariyay oo lagu soo xirayo kalfadhiga Shanaad ee Baarlamaanka ayaa caawa ka dhacaysa xarunta fadhiga Baarlamaanka ee Villa Hargeysa, magaalada Muqdisho. Xaflada ayaa waxaa ka qeybgalaya xildhibaanada intooda badan iyo xubnaha Golaha wasiirada.

madax-xiris[ad name=”HTML-2″]

Madaxweynaha ayaa xaq dastuuri ah u leh inuu xiro ama furo kalfadhiyada Baarlamaanka, laakiin madaxweynaha ayaa la sheegay inuu safar muddo laba toddobaad ah ku tegi doono Qaarada Yurub, sidaas darteed ayaa loo soo hormariyay in madaxweynaha lagu maamuuso xiritaanka oo hordhac looga dhigay inta aanu dalka ambabixin.

Ad

Baarlamaanka oo ay horyaalaan sharciyo ansixin u harsan tahay ayaa lagu wadaa inuu ilaa Sabtida danbe howlihiisa sii wato kadibna ay xildhibaanada Baarlamaanku fasax galaan.

Socdaalka madaxweynaha ayaa isugu jira mid shaqo iyo hubin caafimaad, waxayna dalalka uu booqan doono ka mida Jarmalka iyo Belguim.

Goobjooge.com

- Advertisement -

Muqdisho

[ad name=”HTML”]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON