Browsing: Baarlamaanka
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa ku maadsaday fool xumada ka muuqata dhismaha Baarlamaanka ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed.
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd isku raacay dhismaha Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Soomaaliya.
Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa la sheegay inay mushaar xuquuq la’aan noqon doonaan saddexda bilood ee ugu horeeya sanadkan 2017.
Xildhibaan Abshir Axmed Maxamed ayaa shaaciyay maanta inuu iska xasilay xilkii madaxa Warbaahintiisa Goobjoog.
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u codeeyay diidmo ka dhan ah Guddiyada Doorashada Dadban.
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lacagtii ugu badneyd dul saaray musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Waxaa Xarunta Shacabka ee Magaalada Muqdisho maanta lagu dhaariyay 15 xildhibaan oo cusub oo ay ka mid yihiin xubno hore…
Tartanka Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo dhowaaday iyadoo la filayo in tartanka uu noqod mid la mida tartankii hore ee…
Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa kulankiisii ugu horeeyay maanta ku yeelanaya magaalada Muqdisho kadib markii la dhaariyay.
Kharashka ku baxaya Baarlamaanka Soomaaliya ee ka kooban labada Aqal ayaa sii kordhay, iyadoo horeba dhibaato uga jirtay bixinta kharashaadka…
XOG: Koox Wasiiro iyo Xidhibaano ah oo Qorshe la yaab leh u diyaarisay dib u sharxidda Prof. Jawaari
Iyadoo uu bilowday ololaha doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa socda qorshe la doonayo in dib xilkaasi loogu doorto Guddoomiyihii…
Warbaahinta Soomaalida ee gudaha iyo tan caalamiga ah ayaa si weyn u hadal heysa haweeney la sheegay inay ugu da’…
Waxaa goor dhoweyd lagu dhawaaqay guddoomiyeyaasha labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ah kuwa ugu da’da weyn xildhibaanada la…
Wararka laga helayo Dugsiga Sare ee Booliska Muqdisho ayaa sheegaya in 11 xildhibaan loo diiday in lagu dhaariyo xafladii maanta…
Dhaarinta xildhibaanada cusub ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo ah kii 10-aad ayaa ka socota magaalada Muqdisho.
Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa maanta isu bedeshay mid xiran oo aan wax dhaqdhaqaaq ah ka socon bartamaha iyo qeybo badan…
Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa liiska xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya oo sida rasmig ah loo ansixiyay.
Nin Somali-Canadian ah ayaa lagu dilay dalka Canada, iyadoo meydkiisa laga helay guri uu ka deganaa magaalada Toronto.
Wararka la helayo gobolka Bakool ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay bilaabeen inay ka baxaan saldhigyada ay ku leeyihiin gobolka…
