Browsing: Baarlamaanka
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo muddooyinkan dambe shirar gaara oo albaabada u xiran yihiin ka lahaa xaalada kala guurka ah ee…
Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka Dr. Nuur Jimacaale Faarax oo maanta ka hor hadlay Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Shirkadaha…
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kana mid ahaa mas’uuliyiintii lagu casuumay xafladii ay soo abaabushay safaaradda…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansxiyay Sharciyeedka Saxaafadda kadib akhriskii saddexaad ee sharcigaasi oo muddo dheer soo jiitamayay. Kulankii Baarlamaanka ee…
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay ku ansixiyeen Hindise Sharciyeedka ka hortaga…
Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa aflagaado iyo hadal ay ka buuxdo caro sagootiyay ergeyga waqtigiisii dhammaaday ee Qaramada Midoobay u…
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta xaruntooda ku yeelanaya shir gaara oo albaabada u xiran yihiin, loona diiday inay saxaafaddu ka…
Qaar ka mida Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshe ay ku doonayaan in looga hortago Madasha Wadatashiga Qaran iyo…
Baarlamanka Soomaaliya ayaa si cad uga hor yimid in maamulka Gobolka Banaadir uu awood ku yeesho dhismihii hore ee xarunta Baarlamaanka…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo si kulul uga hadlay xeritaanka shirkii Madasha Qaran ee wadatashiga…
Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf ayaa shirkii Madasha wadatashiga si kulul uga sheegay inuu xaaraan yahay shirka Wadatashiga isla markaana wadatashigii…
Guddoonka baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u yeeray guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale soo ay wax ka weydiiyeen wararka ku…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa sharci darro ku tilmaamay Madasha Wadatashiga Qaran ee ay ka mid yihiin madaxda dowlada Federaalka…
Wiil ay dhashay fannaanaddii waynayd ee Saado Cali Warsame, ahaydna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maxkamad la fuulaya…
Madaxda maamulada dalka ayaa ka hor yimid dalab uu hordhigay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo ku saabsan…
Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur oo ayaa sheegay in Soomaaliya aysan ka jirin wax Caddaalad ah iyo Ilaalinta…
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali daahir ayaa ku baaqay in Hay’adaha dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed in la dagaalamaan musuqmaasuq…
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa geeriyooday kadib markii uu in muddo ah u xanuunsanaa cudurka Kansarka oo uu…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda uga doodaya ajandeyaal ay ugu horeyso Sharciga Maxkamadda Dastuuriga akhrintiisa labaad oo muddo sanad…
Dib u dhac qorsheysan ayaa lagu sameeyay go’aankii la filayay inuu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka qaado Derbiga dowladda Kenya ka…
