Browsing: Baarlamaanka
Maalmahan waxaa baraha bulshada si weyn ugu baahay war ku saabsan in Guddoomiyihii Baarlamaanka Federaalka Prof. Maxamed Sheekh Cusman (Jawaari)…
Soomaaliya laguma laha inay magdhaw ka siiso Kenya aagga badda ee ay iyadu iska dhiibtay markii ay heshiiska la gashay…
Waxaa goor dhoweyd la doortay kursigii ugu horeeyay ee Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan xubnaha kasoo jeeda…
Guddoomiye Mursal ayaa soo afjaray shaqadii Golaha Shacabka Baarlamaanka 10-aad, isagoo qoraal u diray Ra’iisal wasaaraha xilgaarsiinta, ogeysiinna siiyey Madaxweynaha…
Guddoomiyaha Baarlamaanka 10-aad ee Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh ayaa ka hor yimid qaabka maanta loo dhaariyey Wasiirka cusub ee…
Senator Xuseen Sheekh Maxamuud oo laga reebay tartanka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa shaaciyey sababta looga teebay musharixiinta Aqalka…
Iyadoo ay magaalada Kismaayo maanta ka bilaabatay doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa la doortay labadii senator ee ugu horeeyay…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in tartan aan xoog badan lahayn, laakiin adag uu dhex maray mushariixinta laba…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo, xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in amniga si weyn loo adkeeyay iyadoo…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa soo saaray Liiska Musharixiinta 4 Kursi oo ka mida 8-da kursi ee Aqalka…
Iyadoo la filayo inay bilaabato doorashada Senerootada Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa waxaa musharixiinta u tartamaya kuraasta Aqalka Sare soo…
Waxaa mar kale dib u dhac ku yimid markii saddexaad doorashada Aqalka Sare oo Guddiga Doorashada heer federaal uu shaaciyey…
