Browsing: Baarlamaanka
Guddiga Doorashada heer federaal ayaa soo saaray Warqad laga saxiixayo Musharixiinta u taagan Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Guddiga Doorashada heer federaal ayaa soo saaray Shuruudaha laga rabo musharixiinta kuraaska Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka.
Xildhibaan Amina Maxamed Cabdi oo ka mida mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay kiiska gabadha Ikraan Tahliil Faarax ee…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa sharci darro ka dhigay ilaa lix sharci oo uu saxiixay Madaxweynaha muddo xileedkiisu…
Guddiga Madaxa Bannaan ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa oo khilaaf ka taagnaa sharciyadisa ayaa faraha lasoo galay arrimaha Doorashooyinka, kadib war-kii ugu…
Xildhibaabo iyo Senatoro ka ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa sameeyay Guddi la socda xaaladda askarta ku maqan daka…
Maxkamadda oo Xukun ku riday Lix Ganacsade oo Alshabab u qaabisanaa soo dejinta Kiimikada Qaraxyada…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday Ganacsato ku eedeysan inay dalka keeni jireen Kiimikada oo…
Gudddoomiye ku-xigeenka Aqalka Sare Abshir Axmed Maxamed (Bukhaari) ayaa Dalab ku saabsan dhaqaajinta Dacwadda baarista Askarta ku maqan dalka Eritrea…
Waalidiinta Caruurta ku maqan dalka Eritrea ayaa qoraal cabasho ah u qortay xeer ilaaliyaah guud ee Qaranka, iyagoo ka codsaday…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay kiiska Dacwad ciqaabeed lagu soo oogay shaqaalaha iyo madaxda Hay’adda Sahan Research ee…
Guddoomiyaha Aqaqlka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa laba farriimood oo muhiim ah kusoo qaatay khudbadii uu ka…
Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo hore u soo noqday Ra’iisal wasaare ku xigeen iyo wasiirkii Arrimaha dibadda ayaa maanta ku…
Aqalka hoose ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 10-aad ayaa kulan ka yeeshay codsiga dib ugu noqoshada Heshiiskii Doorashada 17-ka September…
Waxaan weli furmin fadhigii gaarka ahaa oo u dhowaan shaaciyey guddoonka Golaha, kaasoo uu codsaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo si uu…
Xogheynta Baarlamaanka ayaa farriimo ku saabsan kulanka Berri ee Golaha shacabka yeelanayo u dirtay xildhibaannada oo loo sheegay waqtiga iyo…
Guddoomiyaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka 10-aad Maxamed Mursal sheekh ayaa lagu qasbay inuu soo saaro qoraal uu ku beeniyayo inuu…
Xoghayaha Aqalka hoose ee Golaha Shacabka ayaa beeniyay in kulanka degdega ah ee Sabtida uu yeelanayo golahaasi aanay jirin xil…
Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay goor dhoweyd uga digay Baarlamaanka inuu kusii socdo muddo…
Aqalka hoose ee Golaha Shacabka ayaa kulan gaara isugu yeeray xildhibaannada, kaasoo uu dalbaday madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi…
Aqalka Sare oo ka digay tallaabooyinka ka hor imaanaya Dastuurka DalkaGuddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa…
