Browsing: Baarlamaanka
Xilhibaano ku heyb ah taliyihii hore ee Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan ayaa la kulmay weerar culus iyo ceebeyn…
Senator Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhegdheer) ayaa farriin adag u diray madaxweynaha xilkiis dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha Aqalka…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ka horyimid go’aanka Aqalka Hoose uu ugu codeeyey in muddo aan ka badnayn laba sano…
Aqalka hose ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhaqaaqay muddo kordhin loo sameeyo Hay’adhaa dowladda ee waqtigoogu dhammaaday.
Waxaa goor dhoweyd xarunta Villa Hargeysa ka furmay fadhiga Aqalka Hoose ee Golaha Shacabka oo looga hadlayo Mooshin muddo kordhin…
Midowga Musharixiinta ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen goor dhoweyd uga hadlay xaaladda dalku marayo iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyay.
Xarunta Aqalka hoose ee Baarlamaanka Villa Hargeysa ayaa loo baahday in baaritaan lagu sameeyo, kadib shaki la sheegay inuu ka…
Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) ayaa shir jaraa’id oo lama filaan goor dhoweyd qabtay, isagoo shaaciyey…
48-kii ee lasoo dhaafay waxaa isbedel ku yimid qorshihii muddo kororsiga ee Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo uu…
Wararka laga helayo caasimadda Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo badan caawa la dhigay wadooyinka gala Madaxtooyada Soomaaliya iyo xarunta Baarlamaanka.
Guddoonka Baarlamaanka ayaa Berri shir degdeg la isugu yeeray, iyadoo la sheegay in looga hadli doono Mooshin laga keenay Doorashooyinka…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka xilligiisu dhammaaday Maxamed Mursal Sheekh ayaa dib uga noqonaya go’aankii uu 15 xildhibaan uga joojiyey fadhiyada…
Kulankii Golaha Shacabka ee ayaa qabsoomay maanta Duhurnimadii, kadib markii ciidamo badan la dhigay Wadooyinka ku xeeran madaxtooyada, lagana hor…
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa shaaciyey in Gurigiisa hortiisa la dhigay ciidamada NISA oo ku hubeysan gaadiidka Dagaalka iyo…
Ciidamada Dowladda ee saaka la dhigay Isgoyska Dabka ayaa hor istaagay xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka.
Waxaa la filayaa inuu dhowaan furmo fadhiga Baarlamaanka Maanta oo muran badan hareeyay, kadib markii uu baaqday kulankii Sabtida oo…
Ciidamadii ugu badnaa ayaa la dhigay Wadooyinka Gala xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo uu jiro kulan shaki badan laga muujiyey oo…
Guddoonka Baarlamaanka ayaa ajendayaal cusub kusoo daray kulanka Berri ee Baarlamaanka Federaalka, iyadoo Sabtidii uu buuq ku dhammaaday, isla markaana…
Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa shaaciyey in ciidamada Sirdoonka iyo Nabadsugidda ay Gurigiisa ka hor istaageen oo…
Kulankii loo ballansanaa Berri ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa la joojiyey, kadib loo diray xildhibaannada goordhoweyd.
