Browsing: Baarlamaanka
Warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay Mooshinka xil ka qaadista Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo 9-kii…
Xoghayaha Baarlamaanka Soomaaliya C/kariin Xaaji Cabdi Buux ayaa qoraal uu goor dhoweyd soo saaray ku sheegay in Mooshinka xil ka…
Waxaa socda qabanqaanada shir jaraa’id oo uu qabanayo guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh, kaasoo ku saabsan Mooshinka laga keenay…
Qaar ka mida Xildhibannada baarlamaanka Soomaaliya oo loo diiday saaka inay la kulmaan Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh ayaa caawa…
Wararka laga helyo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu mooshinka laga keenay ku canaantay la-taliyeyaashiisa iyo…
Xildhibaan Fiqi: “Farmaajow xilkan waa kugu culus yahay ee laba sano oo kale hanoogu darin…” [Daawo]
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida mucaaradka ugu weyn ee dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Safiirka cusub ee…
Guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka Federaalka C/weli Ibraahim Muudey iyo Mahad Cabdalla Cawad ayaa soo saaray qoraal ka kooban 7 Qodob…
Guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka Federaalka C/weli Ibraahim Muudey iyo Mahada Cabdalla Cawad ayaa soo saaray qodobo dhowr ah oo ku…
Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya qaarkood ayaa shaaciyey in madaxweynaha Soomaaliya uu amar ku bixiyey in xabsi guri la geliyo guddoomiyaha Baarlamaanka…
Qaar ka mida xildhibaannada Baarlamaanka ayaa laga hor istaagay inay la kulmaan Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan. Sida ay…
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa soo dhoweynu sameeyay siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada…
Guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka Soomaaliya C/weli Ibraahim Muudey iyo Mahad Cabdalla Cawad ayaa goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay xarunta…
Xildhibaannada taageersan Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan degdeg ah la isugu yeeray, iyagoo isugu tegay xarunta Villa Hargeysa ee Madaxtooyada Soomaaliya.…
Xildhibaano ka tirsan baarlamanka Soomaaliya oo gaaraya 92 ayaa gudbiyey Mooshin xil ka qaadis madaxweyne, iyadoo ku soo eedeeyay inuu…
War laga helay xafiiska guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh ayaa sheegaya inuu qabtay Mooshin xil ka qaadis Madaxweyne (Impeachment)…
Shirar is dabajoog ah ayaa galabta iyo caawa ka socda xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, kadib go’aankii Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh…
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qarka u saaran inuu laba qeybood u kala jabo kadib markii uu guddoomiyaha Maxamed Sheekh…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa dib u soo celiyay Guddigii Maaliyada ee Baarlamaanka Soomaaliya oo uu dhowaan…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Safiirka dowladda Ingiriiska…
