Browsing: Baarlamaanka
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Guddi dhexdhexaadin u magacaabaya khilaafka dhex yaalla maamul Goboleedyada iyo dowladda Federaalka Soomaaliya.
Kulanka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa Shir guddoominaya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya,…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa jawaab kulul u diray Duqa magaalada Muqdisho oo si weyn u dhaliilay mucaaradka dowladda, wuxuuna…
Iyadoo ololaha doorashada maamulka Koonfur Galbeed uu sii xoogeysanayo ayaa la xaqiijiyey inuu ku biiray guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed…
Kulanka 20-aad kalfadhiga 4-aad ee golaha shacabka ayaa maanta mar kale loogu dooday wax ka badalka xeer hoosaadka golaha shacabka.…
Qaar ka mida xildhibannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee kasoo jeeda Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa si weyn…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa hadal uu maanta ka jeediyey kulankii Aqalka Sare uga…
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilada Qaramada Midoobay iyo…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibannada Baarlamaanka Federaalka ayaa markii ugu horeysay talo dhexdhexaad ah u soo jeediyey…
Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud, madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib muddo saddex toddobaad…
Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa aqbalay jawaab ay ka heleen xukuumadda Soomalaiya oo ku saabsan…
Madaxda maamul Goboleedyada ee ku usgan magaalada Garowe ayaa mar kale beesha caalamka ka codsaday inay soo farageliso khilaafka kala…
Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa qarka u saaran inuu la safto maamul Goboleeedyada xiriirka u jaray dowladda Federaalka, kadib…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa muddo saddex maalmood ah u qabtay madaxweynah iyo Ra’iisal wasaaraha inay uga soo jawaabaan…
Xasan Sheekh: “Sax ma aha inuu Mukhtaar Roobow xilligan isu taago doorashada K/Galbeed..” [Dhageyso]
Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud oo ahaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay in Sheekh Mukhtaar Roobow ay wax badan uga…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya xildhibaan Xasan Sheekh Maxamud ayaa sheegay in dowladda xilka heysa ay meelo badan ka gaabisay, qaar…
Laba senator Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ka jawaabay eedeyntii ka timid madaxweynaha Galmudug Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ku…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa faahfaahin ka bixiyey dhacdo ku qabsatay maanta isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho. markii ilaaladiisa iyo…
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in ciidamada amniga ay kula kaceen xadgudub, kan hor istaageen wadooyinkii ay u…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxda dowladda Soomaaliya ugu baaqay inay qaataan dhaliilaha loo jeedinayo, lagana…
