Browsing: Baarlamaanka
Guddoomiyaha mooshinka ka yaallo ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa qodob muhiim ah uga guuleystay xukuumadda Soomaaliya, taasoo keentay in si weyn…
Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa shir jaraa’id oo u galabta ku qabtay Magaalada Muqdisho uga jawaabay…
Wararka laga helayo Xafiiska Q/Midoobay ayaa sheegaya in inta badan wakiilada Beesha Caalamka ay ka horjeesteen mooshinka laga keenay Gudoomiyaha…
24-kii saac ee ugu danbeeyay waxaa magaalada Muqdisho ka bilowday dadaallo lagu doonayo in xal loogu helo xiisadda ka dhalatay…
Wararka laga helayo saraakiisha Madaxtooyada ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu dib u dhigay socdaal la qorsheeyya inuu…
Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mida culimada waaweyn ee taageera dowladnimada ayaa muuqaal uu soo dhigay baraha bulshada ku…
Hay’ada Culimada oo ku yaboohday Dhexdhexaadinta xaaladda ka taagan Baarlamaanka Soomaaliya [Bayaan]
Hay’adda culumada soomaaliyeed iyada oo gudanaysa waajibka ka saaran ilaalinta diinta iyo danaha ummadda kana duulaysa Axkaamta iyo ujeedooyinka Shareecada…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Guddi u saaray xaaladda ka taagan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib xiisadda…
Xildhibaanada wada mooshinka laga keenay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa u diray baaq ah inuu xilka iska …
In ku dhow 100 xildhibaan ayaa goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay xarunta Villa Hargeysa xildhibaannada wada mooshinka laga keenay…
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa halka uu kasoo bilowday isku dhaca guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari), iyadoo…
Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa maanta la wareegay ammaanka Xarunta Golaha Shacabka ee magaalada…
Xogta laga helayo ayaa sheegaya in dhaqaale lagu sii wado ololaha mooshinka Jawaari uu Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre kala…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo xubnaha ugu dhowdhow ee gadaal ka riixaya mooshinka laga keenay guddoomiyaha Baarlamaanka…
Iyadoo xiisad siyaasadeed oo culus ay ka dhex oogan tahay Baarlamaanka fedeaalka Soomaaliya ayaa qaar ka mida xildhibaannada Baarlamaanka ugu…
Beesha caalamka ayaa caawa war kasoo saartay xaaladda siyaasadeed iyo qalalaasaha ka dhashay Mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa khudbad qiiro leh oo caawa jeediyay ayaa faafhaahin ka bixiyey xiisadda ka dhalatay mooshinka laga…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in weerarka iyo inqilaabka lagu qaaday xarunta Golaha Shacabka aanu ahay mid sii socon kara.
Ciidamada xasilinta iyo kua Madaxtooyada ayaa Caawa la wareegay xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho.
