Browsing: Baarlamaanka
Kalankuii ugu danbeeyay ee kalfadhiga labaad ee Golaha Shacabka ay yeesheen ayaa la soo xiray iyadoo Xildhibaannada Baarlamaanka ay galeen…
Ololihii muddooyinkan danbe ka socday magaalada Muqdisho ee lagu saxiixayay Mooshin xil ka qaadis madaxweyne Farmaajo ayaa loo waayay xildhibaanno…
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay, isla markaana dalbaday in la joojiyo shir uu qabanqaabinayo…
Mid ka mida xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa markii ugu horeysay si toos ah uga hadlay mooshinka saxiixiisa ka socda magaalada…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa goor dhow cod aqlabiyad leh ku meel mariyay Miisaaniyadda Dowladda 2018.
Xildhibaan C/shakuur Cali Mire ayaa hadal kulul ka jeediyay furitaanka madal Soomaaliyeed oo ay ku haboobeen siyaasiyiin taabacsan dowladda uu…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaannada ku kacsan dowladda Federaalka ayaa sheegay inuusan wax jago ah ka doonan…
Dowladii hore ee uu madaxweynaha ka ahaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaan bixin mushaarkii xildhibaannada Baarlamaankii 9aad oo gaareysa 5…
Kulan ay maanta isugu yimaadeen Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa looga hadlay xaalada magaalada barakeysan ee Qudus.
Xildhibaanada iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee ololaha ugu jira inay ridaan dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo ayaa ololahooda u wareejiyay dhinaca…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod u qaaday ansixinta xubin cusub oo loo magacaabay inay ka mid noqoto Gudiga…
Qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka ee saxiixay Mooshinka madaxweynaha Soomaaliya laga diyaarinayo ayaa la sheegay inay ka baxeen kadib markii…
Xildhibaannada Golaha shacabka Soomaaliya ayaa gelaya safax labo bilood ah, iyadoo gebi ahaan la hakinayo kalfdhiyadii Baarlamaanka Soomaaliya.
kulankaan uu shir Guddoomiye ka ahaa Guddomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sh.Cismaan Jawaari ayaa waxaa soo xaadiray mudanayaal gaaraya 159…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa kulankooda uga doodaya dib ugu noqoshada iyo wax ka bedelka xeer hoosaadkooda.
Sheekh Nuur Baaruud oo ka mida culimada Soomaaliyeed ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho si weyna u taageersan dowladda ayaa weerar…
Sheekh caan ah oo ka mida taageerayaasha dowladda ayaa ku baaqay in xildhibaannada lacagta ku qaatay mooshinka laga wado madaxweynaha…
Dood dadweyne oo ku saabsan Miisaaniyadda dowladda ee 2018 ayaa goor dhow ka bilaabatay magaalada Muqdisho.
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay ka dhoofeen magaalada Muqdisho markii la siiyay lacag siyaasadeed.
Magaalada Muqdisho ayaa gashay xilligii ololeyaasha iyo xiisadaha siyaasadeed, kadib markii ay bilowdeen mooshinno xil ka qaadis ah oo laga…
