Browsing: Baarlamaanka
Guddiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya ayaa booqday Saldhiga Dowlada Turkiga ee Magaalada Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay kulan ay heshiis ku kala saxiixanayeen baarlamaanada Soomaaliya iyo kan Dalka Jabuuti,kaasi oo ku…
Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta yeeshey kulankoodi caadiga ahaa, iyadoo uu shirka goobjoog ka ahaa…
Xiisad siyaasadeed iyo dood culus ayaa ka dhalatay liis lagu qoray xildhibaannada taageersan xukuumadda Soomaaliya, kuwaasoo lagu sheegay in lacago…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka soo jeeda beesha Wasiirkii Howlaha guud ee Soomaaliya Cabaas Siraaji ayaa ka dalbaday…
Guddoomiyaha Baarlaamanka Wadanka Jabuuti Maxamed Cali Xaamud oo maanta ka qeybgalay kulankii xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa siweyn uga hadlay xiriira…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dalka Jabuuti Maxamed Cali Xaamud ayaa maanta hortegaya Golaha Shacabka Soomaaliya, isagoo hhudbad u jeeka horjeediyo xildhibaanada Golaha Shacabka.
Wararka Muqdisho ka imaanaya waxey sheegayaan inaan weli la aasin xildhibaan Madoobe Cabdi Guuleed oo ay shalay Muqdisho ku dileen…
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan ninkii geystay dilkii xildhibaan Maxamed Cabdi Guuleed oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug.
Guddomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Mohamed Ali Houmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhaweyd ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde…
Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti Mohamed Ali Xamoud ayaa maanta lagu wadaa inuu soo gaaro magaalada Muqdisho.
Qoraal kasoo baxay madaxda maamul Goboleedyada ee la baxay Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada ayaa lagu dalbaday in la joojiyo shaqada Baarlamaanka…
Mar kale ayay ilaalada madaxda dowladda Soomaaliya ku lug yeesheen dilka muwaadin kale oo isna ah xildhibaan maamul Goboleed.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Galmudug lagu dilay magaalada Muqdisho.
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa maanta Baarlamaanka hor geeyay laba hindise shacriyeed oo xasaasi ah.
Xildhibannada Golaha Shacabka ayaa goor dhoweyd ansixiyay soo jeedin ku saabsan dib u eegista canshuur laga qaado Gunnada ay qaataan…
Xilibaan Zakariye Xaaji Cabdi ayaa sheegay oo ka mida xildhibannada Baarlamaanka Federaalka ayaa dalbaday in loo soo celiyo sarkaalkii ONLF…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa qoraal uu u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ku dalbaday in laga noqdo canshuur dhaafkii loo…
Guddigan Baarlamaanka Soomaaliya u saaray arrinta Sarkaalkii ONLF oo Soomaaliya u gudbisay Itoobiya ee C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) ayaa warbixintooda…
Warar laga soo xigtay xubno ku dhow dhow taliyihii hore ee NISA ayaa sheegaya inuu hayo xog culus oo ku…
