Browsing: Baarlamaanka
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa qoraal u kala diray guddoonada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa ka hadlay qarixii qasaaraha badan geystay ee Muqdisho.
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku geeriyooday dalka India oo xaalad caafimaaf loo geeyay.
Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo hore u soo noqday Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya ayaa farriin qiiro leh ku sifeeyay Qaraxii ka…
Xildhibaan Daahir Aamin Jeesow oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shegay in loo baahan tallaabo laga qaado qaraxyada…
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo goor dhoweyd ansixiyay heshiis maxaabiis isweydaarsi ah oo ay galeen dalalka Somalia iyo India.
Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta lagu wadaa inuu yeesho kulankii ugu horeeyay muddo saddex toddobaad ah oo kulamadii Golaha Shacabka ay…
Xildhibaannadii la baxay Kutlada “Horusocod” ayaa dib u soo noolaaday kadib in muddo dheer aasaaskoodii kadib ay la kulmeen cambaareyn…
Mahad Maxamed Salaad oo ka mid xildhibaannada ku kacsan hoggaanka Dowladda Federaalka iyo xukuumada ayaa sheegay in Madaxweyne Maxamed C/llaahi…
Xildhibaanno ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka mid noqday Baarlaamka Afrika.
Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Casan Cali Kheyrre ayaa dalab culus u diray Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta xarunta Aqalka Sare kula kulmay Guddiga dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka ayaa raali…
Guddoomiyaha Guddiga dibu eegista Dastuurka Baarlamaanka Federaalka ayaa ka digay ka qeyb galka shirweyne ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Dastuurka oo…
War-murtiyeed ay wadajir u soo saareen Guddiga dib u eegista Dastuurka iyo Guddiga madaxa bannaan ee Dastuurka ayaa ku qaadaceen…
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa ku biiray dagaalka ka socda baraha bulshada ee ku saabsan hadallo qalafsan oo Xildhibaan Axmed…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay kulan dhex maray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo qaar ka mida…
Ku dhowaad sanad ayaa laga joogaa markii magaalada Cadaado xildhibaan loogu doortay Axmed Macalin Fiqi oo hore usoo noqday taliyaha…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa xildhibaanadda Galmudug ku tilmaamay calooshood u shaqeystayaal si sahlan loogu adeegsan karo inay dumiyaan maamulkooda.
Xildhibaanadii labada Gole ee sheegay inay dhexdhexaadinta Madaxda Sare ee Galmudug u tageen magaalada Caado ayaa gacmo ku laabtay Magaalada…
Guddoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaya shalay soo martay fursad naadir ah oo uu ku noqday…
