Browsing: Baarlamaanka
Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo ka tirsan Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka, kana mid ahaa xubnihii magaalada Cadaado u…
Xildhibaan Cabdi Dhuxulow (Dhegdheer) oo ka mida senatoorada Aqalka sare ee kasoo jeeda Galmudug ayaa farriin u diray madaxweynaha Galmudug…
Wafdi ka kooban xildhibaannada labada Aqal ee barlamaanka Federaalka ee laga soo doortay degaanada Gamudug ayaa tegay magaalada Cadaado maanta.
Xildhibaannada ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka, kana soo jeeda Galmudug ayaa maanta tegaya magaalada Cadaado ee xarunta KMG…
Qaar ka mida xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Guddoonka u gudbiyay Mooshin ka dhan ah dowladda Imaaraadka Carabta oo ay ku…
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in loo gudbiyaymooshin ay saxiixeen qaar ka tirsan xildhibaannada baarlamaanka oo looga horjeedo faragelinta…
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa bilaabay qorista Mooshin looga horjeedo Faragelinta ay dowladda Imaaraadka Carabta ay ku hayso…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaanada Golaha Shacabka ee Federaalka ayaa ka digay in maamulka Galmudug uu qarka…
Qaar ka mida xildhibaannada laba aqal ee Baarlamaanka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka dardaar weriyay…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa weerar ku qaadaya Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya iyo sharciga…
Qaar ka mida xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa wada mooshin ka dhan ah madaxda maamul Goboleedyada dalka.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta kulan isugu yeeray Guddiga dib u eegista Dastuurka ee labada Aqal ee Baarlamaanka,…
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mida Baarlamaanka Fedeaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Safaaradda Imaaraadka ee magaalada Muqdisho ay faragelin…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in maamul Goboleedyada dalka ay u ekanaayaan hoggaamiye kooxeedyado cusub haddii aysan ixtiraamin Dastuurka…
Kulan la filayay inay maanta yeeshaan Guddigii Baarlamaanka Federaalka u xils aaray Kiiska C/kariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax ayaa qabsoomi waayay.
Guddoonka Golaha Shacabka ayaa u yeeray wasiiro ka tirsan Xukuumadda federaalka Soomaliya oo laga doonayo inay hor yimaadaan Golaha Baarlamaanka…
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee Golaha Shacabka ayaa maanta leh kulankoodii caadiga ahaa, waxayna ka doodayaan saddex qodob oo hor yaalla.
Magaalada Khartuum ee xarunta Dalka Suudaan lagu soo gebagebeeyey shir socday muddo sedax maalmood ah, kaasi oo ay isugu imaadeen…
Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka C/Kariin Xaaji Cabdi (Buux) ayaa ka hadlay wararka ku saabsan in Mooshin laga keenay xukuumadda…
Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo ahaa wasiirkii hore ee arrimaha gudaha dowladii hore ayaa ka cudur daartay kana baxay…
