Browsing: Baarlamaanka
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ka hadlay weerar dad lagu laayay oo dhacay degaanka Bariire ee Gobolka Sh.hoose.
Kulan ay maanta yeesheen Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka ayaa lagu dhaariyay Wasiir cusub oo ka mid noqonaya Golaha…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa uu shir uga furmay xildhibaanada labada Aqal ee Koofur Galbeed ee…
Madaxweynaha xilka laga qaaday ee maamullka Hirshabeelle ayaa Muqdisho ku yimid kadib markii uu u yeeray Madaxweynaha Soomaaliya sida uu…
Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u yeeray wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya, isagoo ka dhiidhihiyay dhibaatada ka taagan kharashka…
Xildhibaannada aqalka sare ayaa maanta dood kulul ka yeeshay soo jeedinta Xildhibaan Naciimo Ibraahim Yuusuf oo aheyd in lacagta laga…
Waxaa maanta mooshin u yeeris ah markii ugu horeysay la geeyay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Mooshinkii ugu horeeyay ee lagu soo gole joojinayo ayaa la geeyay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa goor dhoweyd ansixiyay Sharciga Isgaarsiinta oo shalay ay bilaabeen ka doodistiisa.
Xildhibaan Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ay aa si kulul uga hadlay isbarbar yaaca ka dhex…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa u yeeray wasiirkii ugu horeeyay ee Xukuumadda Soomaaliya.
Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka ayaa maanta la hor geeyay sharcigii ugu horeeyay ee kasoo gudba Golaha Shacabka markii ay…
Guddoomiyaha Golaha aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa jawaab Cad u diray wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya.
Doorasho lagu buuxinayo xubintii Guddiga dib u eegista Dastuurka ee uu iska C/raxmaan Faroole ayaa maanta ka dhacday xarunta Aqalka…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay si buuxda u taageersan yihiin…
Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka ee kasoo jeeda maamulka K/Galbeed ayaa Muqdisho ka bilaabay olole lagu doonayo in…
Warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Xildhibaanadii Hirshabelle in ay…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garad Cumar ayaa maanta hortegaya Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka.
Wararka laga helayo guddoonka Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegaya inuu C/raxmaan Maxamed Faroole iska casilay Guddiga Dastuurka.
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa laga gudbiyay mooshin loogu yeerayo inuu Golaha Shacabka hor tago.
