Browsing: Baarlamaanka
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa si buuxda u taageeray xukunka dilka ah oo lagu…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ansixiyay sharci muddo dheer la isku hayay.
Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa qoraal yaab leh oo faragelin ku ah Baarlamaanka Soomaaliya…
Guddiga Doorashada Qaran ayaa maanta hortegaya xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaalaiya.
Ilaalada mid kamida xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa dil dhimasho iyo dhaawac ka geystay magaalada Muqdisho.
Loolankii adkaa ee Guddoomiyaha Guddiga Dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu kala baxay.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) loo doortay Guddoomiye guddi muhiim ah.
Xubnaha Golaha shacabka ee Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ee kalfadhiga labaad ku leh magaalada Muqdisho.
Mooshin la geeyo Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya kii ugu wanaagsanaa ayaa lagu wadaa in maalina beri ah doodiisa ka bilaabato…
HORDHAC Ku Noqoshada Odoroska Miisaaniyada Qaranka ee 2017ka waa Miisaaniyad Sanadeedkii 1aad ee uu falanqeeyo guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka 10aad…
Kulan ay maanta yeesheen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa lagu meelmariyay Miisaaniyadda dowladd ee sanadka 2017 oo muran…
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ay dacwad ka gudbiyay Wasiirka Amniga Xukuumada Soomaaliya iyo taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida.
Laba ka xildhibaanada Aqalka Sare ayaa ku loolamaya xilka guddiga muhiimk ah ee dib u eegista Dastuurka oo ka kooban…
Xildhiban Mahad Maxamed Salaad oo ka hadlay kulankii maanta ee Golaha Shacabka ayaa digniin u diray wasiirada xukuumadda Kheyre.
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya ayaa cafis ka dalbaday xildhibaanada Golaha Shacabka, kadib markii uu maanta hortegay.
Golaha Shacabka baaramaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa hortegay Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya.
Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa maanta yeelanaya kulankooda caadiga, iyadoo ajendaha miiska saaran uu yahay in mooshinka su’aalo weydiinta Wasiirka Dastuurka.
Kulankani oo ah kii ugu horreeyey oo ay isugu yimaadaan gudiyada joogatda ah ee labada Gole ee baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda…
Waxaa si weyn loo hadal hayaa mooshinka laga keenay wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ee Golaha Shacabka horyaalla.
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa si lama filaan ah saaka u tegay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya.
