Browsing: Baarlamaanka
Xildhibaanadda Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo maanta yeeshay kulankoodii 27-aad ee Kalfadhiga koowaad ayaa doortay 9 guddi oo ah kuwa joogtada…
Mid kamida xildhibaanada Baarlamaanka ayaa eedeyn ba’an u jeediyay madaxweynaha Soomaaliya isagoo sheegay inuu dayacay mas’uuliyadiisii.
Guddiga difaaca Baarlamaanka Soomaaliya oo ay wehliyaan Guddoonka Baarlamaanka ayaa su’aalo adag weydiiyay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kashifay
Baarlamaanka Federaalka ayaa u yeeray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre si wax looga weydiiyo xaaladda ka dhalatay Qorshaha…
La-taliyaha Madaxweyne Farmaajo oo ka jawaabay diidmada Baarlamaanka ee Qorshaha ciidamada [Akhriso]
La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Macalin Maxamud (Damuumaaye) ayaa difaaca Qorshaha dib u dhiska ciidamada ee muranka…
Guddiga difaaca ee baarlamanka Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay qorshaha dhismaha ciidamada qaran ee Soomaaliya ee dhowaan ay isku raaceen dowladda…
Mooshin cusub aya maanta loo gudbiyay Guddoomka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Guddiga Difaaca Baarlamaanka Federaalka ayaa diyaariyay Mooshin looga horjeedo heshiiska madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo madaxd maamul Goboleedyada ku gaareen qaab…
Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda UNDP oo ay hoos ka riixeyso Beesha Caalamka ayaa magaalada Muqdisho looga furay haweenka xildhibaanada…
Shirka London ee loo balansanyahay horaanta bisha May waxaa lagu soo go’aamin doonaa in Soomaaliya aysan yeelan Ciidanka Xooga Dalka…
Wasiirkii hore ee Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ceynte ayaa cambaareyn u jeediyay labada aqal ee Baarlamaanka Federaaka.
Aqalka sare ee Baarlamaanka ayaa kulan ay maanta ku yeesheen xaruntooda ku doortay guddi uga qeyb galaya dib u eegista Dastuurka…
Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen ayaa su’aalo adag lagu weydiiyay Guddoonka Baarlamaanka oo lagu…
Waxaa sii kordhaya eedeynt loo jeedinayo guddoonka Baarlamaanka Federaalka oo lagu heysto qaabka ay u maamuleen doorashada hogaanka guddiyada Baarlamaanka.
Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa doortay shan ka…
Beesha Sacad ee H/Gidir ayaa isku khilaafsan go’aan ay kalsoonida ugala noqoneyso dowladda Farmaajo oo ay soo jeediyeen xildhibaanada labada…
KASHIFAAD: Qorshe lagu fashilanayo Mooshinka Saldhigga Berbera [Akhriso mas’uuliyiinta ku lugta leh]
Dib u dhac iyo caajis badan ayaa hareeyay mooshinkii Baarlamaanka Soomaliya ee looga horjeeday saldhigga milteri ee Imaaraadka Carabta laga…
Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyadoo shirkooda maanta waxaa soo xaadiray 35 mudane.
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa sheegay inay nasiib darro tahay in xaaladii ammaanka magaalada Muqdisho uu kasii darayo.
