Browsing: Baarlamaanka
Xubin ka mida Guddiga Anshaxa Doorashooyinka Madaxweynaha Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa warbixin ka jeediyay fadhiga labada aqal ee Baarlamaanka.
Khudbadaha la sugayo waxaa ka mida, musharixiinta Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) iyadoo uu sidoo kale khudbada…
Dib u dhac weyn ayaa ku yimid fadhigii labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyadoo lagu balansanaa in 9:00 subaxnimo uu…
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa maanta dhageysanaya khudbooyinka musahariinta ugu danbeeyay ee u taagan xilka madaxweynaha.
Xildhibaanada Labada gole ee baarlamaanka Federaalka ayaa ku kacay inay u kala xagliyeen musharixiinta xilka madaxweynaha ee Soomaaliya.
Wasiirka Dhalinyarada iyo isboortiga xukuumadda Soomaaliya ayaa loo doortay kursi xildhibaan, kaasoo markii saddexaad uu u tartamay.
Waxaa maanta Muqdisho ka dhaceysa doorasho kursi ka mida kuraastii hore loo laalay oo muddo laba jeer ah doorashadiisu ka…
Akhriso: Musharixiinta Madaxweynaha ee maanta hortegaya Baaralamaanka Soomaaliya [Musharax ka baxay]
Waxaa maanta dib loo bilaabayaa dhageysiga khudbooyinka musharixinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Doorasho aan hore loo arag ayaa shalay ka dhacday magaalada Kismaayo markii la dooran waayay kursi ku celis ahaa oo…
Kursi hore loo laalay ayaa maanta doorashadiisa ka dhacday magaalada Baydhaba iyadoo uu ku soo baxay isla xildhibaankii hore loo…
Musharax Shariif Sheeekh Axmed oo ka mid ahaa mushariixinta maanta hortegay labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa balanqaaday inuu soo…
Xildhibaan hore loo laalay kursi uu ku soo baxay magaalada Cadaado ayaa mar kale dib loogu doortay magaalada Muqdisho.
“Waxaan ugu bishaarayn doona madaxda iga danbeysa 2020 in ay guran doonaan miraha dadaalka aan sameynayno maanta, wada hadalada lagu…
Mid ka mida musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta laga waayay fadhiga Baarlamaanka Soomaaliya ee labada aqal oo…
Kursi muran badan ka dhashay oo doorashadiisa ay farageliyeen Beesha caalamka, siiba dowladda Mareykanka ayaa maanta dib loogu dooranayaa magaalada Muqdisho.
Afar ka mida shan kursi oo ay laaleen Madasha Qaran iyo Guddigii xalinta khilafaadka Doorashooyinka ayaa maanta doorashadoodu ka dhaceysaa…
Maanta ayaa lagu wadaa in qaar ka mida musharaxiiinta ay hortagaan shirka labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya si ay khudbadahooda…
Qaar ka mida musharixiinta madaxweynaha u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan xasaasi ah galabta la yeeshay Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya.
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa difaacay taageeradiisa dib u doorashada madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Xubin ka mida guddiga Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee labada Gole ayaa qarka u saaran in laga saaro Guddiga Doorashada kadib markii…
