Browsing: Baarlamaanka
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo ka kooban labada aqal ee Baarlamaanak Soomaaliya ayaa ku gacan seyray eedeyn uga timid 16…
Kursi ka mida kuraasta dib loo celiyay ee shan-ta ah ayaa maanta dib loogu doortay magaalada Garowe ee xarunta Puntland.
Guddoomiyaha Baarlamanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa la-taliyihiisa u magacaabay inuu noqdo xiriiriyaha Dooda musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa magacabaya Guddi la magac baxay: Guddiga ilaalinta anshaxa iyo Asluub wanaaga Doorashada…
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig oo dhowaan u tartamay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si buuxda u taageeray dib u doorashada…
Kursigii ugu danbeeyay ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ka soo jeeda Gobollada Waqooyi ayaa maanta lagu doortay magaalada Muqdisho.
Kursigii ugu danbeeyay ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu dooranayaa magalaada Muqdisho.
Xildhibaan Cabdi Shir Jaamac (Cayaar-jecel) ayaa noqday xildhibaankii ugu horeeyay ee talo weydiista dadka si ay uga caawiyaan musharaxa uu…
Afar musharax oo ka tirsan Mushrixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa is diiwaan geliyay maalintii ugu horeysay ee la furay diiwaangelinta…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa digniin u diray Musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha, isagoo u sheegay inay ilaaliyaan jadwalka Doorashada.
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad oo mar kale dib loo soo dooray ayaa si aan la…
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa farriin u diray musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Guddiga Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa kulankoodii koowaad ku yeeshay magaalada Muqdisho.
Qoraal uu ku saxiixan yahay Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo lagu magacaabay 16 xubnood oo noqonaya Guddiga Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la magacaabay kadib markii xildhibaanada labada aqal ay maanta kulan saacado badan qaatay ku yeesheen…
Maxamed C/raxmaan Maxamed (Faroole oo uu dhalay madaxweynihii hore ee Puntland ayaa Muqdisho tegay kadib muddo ka badan 25 sano…
Kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheen xidhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa lagu ansixiyay qodobo dhowr ah oo ku saabsan…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in kulanka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya uga socda magaalada Muqdisho lagu ansixiyay dhismaha…
Xildhibaanada labada aqal ayaa isku raacay in tirada dhismaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha la kordhiyo.
Kulankii ugu horeeyay ee xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyadoo mooshin lagu bilaabay. Kulankan…
