Browsing: Baarlamaanka
Xogheynta Golaha Shacabka ayaa soo saartay shuruudaha iyo tirada Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee labada Gole la filayo inay maanta…
Waxaa maanta markii ugu horeysay kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho laba aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.
Kulankii ugu horeeyay ayaa maanta dhex maray labada guddoon ee Aqalada Baarlamaanka Soomaaliya ee dhowaan la doortay.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka soo dhex muuqan weyday hogaanka Aqalka Sare ee Soomaaliya kadib doorashadii shalay 22 Janaayo 2017…
Waxaa loo doortay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka, wuxuuna siyaasadda kasoo galay dhinaca saxaafadda.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa farrii hambalyo ah u diray guddoonka cusub ee Aqalka sare ee Baarlamaanka.
Beesha caalamka ayaa war kasoo saartay doorashada guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Waxaa guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya loo doortay Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ka mida ruugcadaaga siyaasadeed ee dalka,…
Waxaa goor dhow la soo gabagabeeyay tirinta codadka wareega labaa ee guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka sare. Afar musharax…
Wareegii koowaad ee doorashada Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare ayaa soo dhammaatay iyadoo la isla aadi doono wareeg…
Xildhibaan Abshir Bukhaari ayaa ku guuleystay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Wareegii saddexaad oo ay…
Waxaa goor dhow soo gabagaboobay Doorashada Guddoomiye ku xigeenka Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xilkan oo ay ku tartamayeen…
Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Aqalka sare Baarlamaanka Soomaaliya.
Iyadoo loo diyaar garoobayo doorashada guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa soo baxay sawiradii ugu horeeyay fadhiga xildhibaanada…
Guddoonka Aqalka Sare ee Soomaaliya oo maanta la dooranayo wuxuu qeyb ka yahay meelaha ay kooxaha Diimeed ee siyaasadda dalka…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota qabanqaabada Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo markii ugu horeysay ay Soomaaliya yeelatay.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa difaacay kulan gaara oo uu la yeeshay qaar ka mida musharixiinta xilka…
Iyadoo berito ay ku beegan tahay doorashada Guddonka Sare ee Aqalka sare ayaa waxaa soo baxaya musharaxa loo wado inuu…
