Browsing: Madaxtooyada
Farmaajo oo kasoo laabtay Safarkii Dalka Qatar iyo Dood kulul oo ka dhalatay Diyaaradii uu la socday
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Galabtadib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib safar uu ku tegay…
Su’aal Culus oo ka dhalatay Farmaajo oo sheegay inuu Mushaarkiisa 2 Bil ugu deeqay Gurmadka Abaaraha
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa war uu so osaaray uga hadlay abaaraha ba’an ee ku dhuftay,…
Ma jiro muwaadin ama maalgashade sifo sharci ah looga iibin karo, looga kirayn karo, ama loogu hibeeyn karo dhulalka danta…
Waxaa kulan fool ka fool ah xalay yeeshay madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Raiisal wasaaraha xilgaarsiinta…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay sanadguuradii 4-aad ee qarixii Soope oo boqolaalka qof ay ku…
Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyadu uu ka shaqeynayo iska hor keenidda TV-ga iyo Bulshada
Wuxuu u mahadceliyay Baarlamaankii 8-aad, madaxweyne Xasan Sheekh, Qareenadii Soomaalida iyo kuwii Ajnabiga ahaa
Farmaajo ayaa sheegay in hoggaamiyeyaasha Afrika markay la shaqaynayaan dadkooda ay yihiin awood aan la joojin karin
Waxaa Garoonka Addis Ababa uga hortegay wasiiro ka tirsan Xukuumadda Itoobiya oo uu horkacayo Wasiirka Maaliyadda Axmed Shiddo
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegayaa in agaasimihii hore ee Hay’adda NISA uu la wareegay xilkii uu u magacaabay…
Madaxweynaha Muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay saqdii dhexe kadib khudbad lasii duubay ka jeediyey fadhiga 76-aad Golaha…
Hay’adda ka faalloota xasaradaha Caalamka ee International Crisis Group ayaa warbixin ay kasoo saartay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan khilaafka siyaasadeed…
Ku-xigeenka Xog-hayaha Guud ee Q/Midoobay Amina Jane Mohamed ayaa maanta socdaal ku timid magaalada Muqdisho, iyadoo kulamo kala duwan la…
Waanwaanta laga dhex wado Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumada xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble…
Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada oo uu dhowaan magacaabay Madaweynaha xilligiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wareejiyey xilka.
