Browsing: Madaxtooyada
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 15-ka Maajo, 2019 u magacaabay Agaasimaha Guud ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa agaasime cusub u magacaabay Madaxtooyada Soomaaliya, kasoo noqonaya agaasimihii afraad ee intii uu…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ka sagootiyey…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku haray magaalada Garowe, kadib markii lagu kala tegay shirkii wadatashiga madaxda dowladda Soomaaliya…
Maamulka Puntland ayaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ka joojisay kulan dadweyne oo xalay ka dhici lahaa hotel ku yaalla…
Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha ayaa umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay dhalashada bisha Ramadaan ee Berri ka bilaabaneysada dalka, iyagoo farriimo kasoo…
Madaxweyne Farmaajo oo Qorshe yaab leh u degay Shirka Garowe & Madaxda Puntland & Jubaland [Akhriso]
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo cadaadis weyn ka heystay shirka Garowe ee maanta ka furmay, ayaa qorshe yaab leh…
Madaxweynaha dowladda Federalka Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa galabta xili danbe gaaray Magaalada Garowe ee xarunta Puntland, kadib dib u…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ku sii jeea Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland, halkaasoo uu ka furmayo…
Sharciga doorashooyinka ee Golaha Wasiirada ay maanta ansixiyeen ayaa si cad loogu sheegay Qodob ku saabsan muddo kordhinta dowladda hadda…
waxa magaalada Garowe ka furmaya Sabtida shir ay isugu imaanayaan madaxda dowladda Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada dalka, iyadoo shirkaasi ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Munaasabada Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May awgeed waxaan ugu hambalyeynayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan wadajir ah la yeeshay Guddoomiyeyaasha labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal…
Maareeyihii hore ee Tiyaatarka Qaranka Cismaan C/llaahi Guure (Abwaan Guurre) ayaa ka hadlay xil ka qaadis degdeg oo maanta looga…
Mida ka mida Idaacadaha magaalada Muqdisho ayaa sheegtay war ku saabsan in Madaxweynaha Soomaaliya uu aqbalay in la bedelo Ra’iisal…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan maanta gelinkii danbe la yeeshay Madaxweynihii hore ee dowladii ku meelgaarka Shariif Sheikh…
Xildhibaan Cali Maxamad Cumar (Cali Balcad) oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, isla amrkaan ahaa agaasimihii Madaxtooyda ee madaxweyne Xasan Sheekh…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Asmara ee dalka Eritrea.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan a Magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa markii labaad hoygiisa k booqday…
Madaxweynaha dalka Masar Cabdulfataax Al-siisi aya xafiiskiisa magaalada Qaahir kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galaya…
