Browsing: Madaxtooyada
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Madaafiic hoobiyeyaal ah oo maanta Duhurtii lagu weerarray Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, kuwaasoo ku dhacay…
Madaxweynaha Dalka Suudaan Gen.Cumar Xasan Albashiir oo khadka taleefanka kula soo xiriiray Madaxweyne Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo isagoo uga tacsiyadeeyay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii socdaal laba…
Madaxtooyada Somalia ayaa sidii caadiga u ahayd faafisay war ku saabsan socdaalka Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ee dalka Qatar, iyadoo…
Dowladda Qatar ayaa ku dhawaaqday taageero dhaqaale oo lagu kabayo miisaaniyadda dowladda Soomaaliya, kadib wadahadal magaalada Doha ku dhex maray…
Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa Galabta ka degay magaalada Doha ee dalka Qatar.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda magaalada…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Xildhibaan…
Madaxtooyada Somalia ayaa war kasoo saartay safarka madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ku tagen Dalka Masar.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa safar aan hore loo qorsheyn uga dhoofay maanta magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda…
Dowladda Somalia ayaa sheegtay in saraakiil ka tirsan ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya loo xiray falkii laga wada naxay ee lagula…
Safiirka dowladda Mareykanka u jooga magaalada Muqdisho Donald Yamamoto ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo kasoo…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa War ay caawa soo saartay ku bogaadineysaa sida Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu u aqbalay…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku soo jeeda magaalada Muqdisho, kadib markii uu socdaal ku soo kala bixiyey dalalka Burundi iyo Jabuuti…
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ismaaciil Cumar Geell ayaa maanra wadahadal kula yeeshay ah Qasriga Madaxtooyada magaalada…
Wararka laga helayo dalka Jabuuti ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo dib ugu laabanaya magaalad Muqdisho, isagoo aan…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo labadii maalmood ee ugu danbeysay ku sugnaa dalka Burundi ayaa caawa gaaray magaalada Jabuuti…
Madaxweynayaasha dalalka Soomaaliya iyo Burundi ayaa war-murtiyeed kasoo saaray magaalada Bujumbura, kadib wadahadal laba maalmood u socday oo diiradda lagu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa socdaal rasmi ah uga bilowday dalka Burundi oo si diiran loogu soo dhoweeyay Garoonka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u maanta u dhoofay dalka Burundi, kadib martiqaad rasmi ah…
