Browsing: Madaxtooyada
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa bogaadiyey tallaabada uu qaaday madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo opo maanta dib ugu soo laabtay dalka ayaa booqday xarunta degmada Howlwadaag oo dhowaan qarax…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Asmara ee dalka Eretria markii labaad kula kulmay guddoomiyaha ururka ONLF Maxamed Cumar…
Wararka laga helayo magaalada Asmara ee dalka Eritrea ayaa sheegaya in hoggaamiyeyaasha saddexda dal ee Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea ay…
Waxaa fiidkii caawa magaalada Asmara ee dalka Eritrea ka degay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayey oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Asamra ee dalka Eriteria, iyadoo ay tahay booqashadii labaad…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay furitaanka wada-hadallada heerka sare ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC)…
Madaxweynayasha dalalka Soomaaliya iyo Masar ayaa kulan ku yeeshay magaalada Beijing ee dalka Shiinaha, iyagoo ka mida madaxda Afrika ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha Mudane Xi Jinping.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Beijing ee Caasimadda Shiinaha, isagoo ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqddsho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tegay Garoonka weyn ee Stadium Muqdisho oo lagu wareejiyey dowladda Soomaaliya, kadib…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa safarkiisii ugu horeeyay ku tegaya dalka Shiinaha, kaasoo noqon doonaa markii ugu horeysay ee…
Baaritaano amni ayaa ka socda Madaxtooyada Soomaaliya iyo dhismeyaasha ku dhex yaalla xeydaabka madaxtooyada oo ay ku jiraan wasaarado iyo…
Dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la xaqiijiyey intii ay talada qabatay ay lacag siisay shirkado Mareykan ah oo…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa galabta ka qeyb galay janaasada Dable ka tirsana ciidamada xoogga dalka oo ka dhacday magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta salaadii Ciidul Adxaa la qaatay ciidamada Milateriga Soomaaliya isagoo saladii ciida la tukaday…
Dowlada Kenya ayaa baareysa sida uu mas’uul ka tirsan dowlada Fedaraalka Soomaaliya ku qaatay Baasaboorka iyo Kaarka Dhalashada Kenya ee…
Madaxda dowlada Soomaaliya ayaa hambalyada Ciidul Adxaa oo ku beegan Berri si kala gaara ugu diray shacabka Soomaaliyeed, iyagoo u…
Kulankii labaad ayaa muddo bil gudaheed ah ku dhex maray magaalada Ankara ee dalka Turkiga madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan…
