Browsing: Madaxtooyada
Wafdigii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii safar qaatay shan…
Wafdigii uu hoggaaminyey madaxweynaha Soomaalya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga, halkaasoo ay ku soo…
Waxaa la is weydiinayaa wixii kasoo baxay booqashadii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ku tegay dalka Jabuuti, taaso ujeedkoodu ahaa…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka duulay magaalada Jabuuti, isagoo ku sii jeeda dalka Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa casuumaad ka dhigay dhiggiisa dalka Turkiga Rajeb Erdogan oo ku marti qaaday inuu ka…
Machadka Heritage ayaa soo saaray daraasad ku saabsan siyaasadda arrimaha dibadda Soomaaliya iyo qaabka ay u wado dowladda Soomaaliya ee…
Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf aya ka hadlay xiriirka dalalka Soomaaliya ee Jabuuti, kadib booqasho uu dalkaasi ku…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Dawladda Qatar u jooga Soomaaliya Danjire…
Shir Saxaafadeed ay qaban lahaayeen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo la joojiyey [Sawirro]
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa kulan ku yeeshay magaalada Jabuuti kadib booqasho rasmi ah oo 2 maalmoood ah oo uu…
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta gaaray magaalada Jabuuti ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta isk shaandheyn lama filaan ah ku sameeyay Talisyada ciidamada Qalabka sida iyo Agaasinka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sameeyay isbedelladii ugu weynaa ee Hay’adaha amniga iyo Madaxtooyada Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa si lama filaan ku magacaabay saraakiil ciidan, iyadoo xilalka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo saakay ka dhoofay magaalada Muqdisho ayaa gaaray dalka Jabuuti, halkaasoo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la filayaa inuu Berri u socdaalo dalka Jabuuti, isagoo kulamo la yeelan doona madaxweynaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa casuumaad hor leh u fidiyey dhiggiisa dalka Eritrea isagoo ku marti qaaday inuu booqasho…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Framaajo ayaa isu diyaarinaya socdaal uu ku tegi doono dalalka Turkiga iyo Shiinaha.
Wasiirka Warfaafinta dowladda Eritrea Yemane G. Meskel ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu dib u xaqiijyey inay ka go’an…
Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Ereteriya Mudane Cusmaan Saalax iyo Lataliyaha Madaxweynaha Ereteriya Mudane Yemane Gebreab oo maanta soo gaaray magaalada…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan gaara xarunta Madaxtooyada kula yeeshay qaar ka mida dhalinyarrada Muqdisho oo ka socday…
