Browsing: Madaxtooyada
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ay wehliyaan qaar kamid ah saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maanta kormeer shaqo ku…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeer kedis ah ku maraya Xeryaha ciidmada magaalada Muqdisho.
Hay’ad Samafal oo la baxday ‘FARMAJO CARE’ oo howlo Gargaar ka bilowday magaalada Muqdisho [Sawirro]
Hay’ad la magac baxay Farmajo Care ayaa magaalada Muqdisho ka bilowday howgal gargaar, iyadoo warar kala duwan kasoo baxayaan cida…
Kalfadhiga saddexaad ee labada Aqal ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa al shaaciyey xilliga uu furmayo.
Ciidamada Xooga ee Ilaalada Madaxtooyada ayaa maanta loo furay Tababar Ciidan, iyadoo ay ka qeyb galayaan ururka 60-aad ee ciidamada…
Isbedel ayaa saaka laga dareemay magaalada Muqdisho, kadib markii ciidamada amniga laga qaaday wadooyinka u xirnaa magaalada oo keenay in…
Wafdigii Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii uu ka qeybgalay…
War-murtiyeed ayaa laga soo saaray shirka Madaxda Dalalka Ciidamad ka joogaan Soomaaliya ee AMISOM iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka…
Shirkii Dalalka Ciidamada ka joogaan Soomaaliya ee ka mida AMISOM ayaa ka furmay magaalada Kampala ee dalka Uganda iyadoo ay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Kampala ee caasimadda dalka…
Senator Mareykan ah oo magaalada Muqdisho booqday, isla markaana la kulmay madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aanay kalsooni…
Safaaadda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa baahisay in Senator Jack Reed oo ka Tirsan Aqalka Senate-ka Mareeykanka uu magaalada Muqdisho kula…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in si wayn loo adkeeyay ammaanka xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Somalia.
Taliyihii Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen. Xuseen Xasan Cusmaan ayaa shaaciyey sababta xilka looga qaaday, isagoo sheegay inuu isagu dalbaday.
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Turkiga Hakan Cavusoglu ayaa kulamo kala gaara Muqdisho kula yeeshay caawa madaxda dowladda Soomaaliya.
Ciidamada ilaalada Madaxtooyada ee Ururka 60-aad ee ilaalada madaxtooyada Soomaaliya ayaa maanta loo soo xiray tababar u socday muddo saddex…
Taliyaha Ciidanka ciidamada Xoogga dalka Jen. C/weli Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa jawaab dignin ah oo ad u kulul u diray…
Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Villa Somalia waxaa dhowaan lagu wadaa in la magacaabo safiiro dhowr ah oo cusub,…
Iyadoo xilka Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya uu bannaan yahay muddo ka badan 3 bilood ayaa waxaa soo baxaya…
Wararka laga helayo Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Ciidammada sirdoonka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabee Maxamed Kayse Bigeeye oo la…
