Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Qalalaase laga cabsi qabo inuu ka dilaaco doorashada Kenya ee kuceliska ah [Warbixin]

    Qalalaase laga cabsi qabo inuu ka dilaaco doorashada Kenya ee kuceliska ah [Warbixin]

    October 24, 20173 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Taageerayaasha xisbiga mucaaradka Kenya ayaa lagu wadaa inay maanta dib u billaabaan muddaaharaadyadii ay ku diidanaayeen doorashada. Beesha caalamka ayaa ka digtay in xiisadaha taagan ay horseedi karaan rabshado.
    Diblomaasiyiinta reer galbeedka ee dalka Kenya ayaa ka digay xiisada sii kordhaysa ee taagan ka hor doorashada Khamiista ka dhaceysa dalkaasi.

    Hogaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa isaga baxay tartanka. isagoo dhaliilay qaabka uu hgudiga u abaaray qabanqaabada doorashada ku celiska ah.

    ‘Rabshadaha taagan iyo weerarada lagu hayo gudiga doorashooyinka ayaa xaalka sii xumaynaya kana dhigaya mid adag in la qabto doorasho xaq iyo xalaal ah’ ayaa lagu yiri qoraal ay soo saareen diblomaasiyiinta.

    Dacwad oogayaasha maxkamada Kenya ayaa sheegay in dacwad lagu soo oogay gabadh la dhalatay hogaamiyaha mucaaradka Raila Odinga oo lagu eedaynayo in rabshado abuurtay

    Raila Odinga ayaa taageerayaashiisa ugu baaqay inay ka horyimaadaan doorashada la qorshaynayo maalinta Khamiista ah lana dhigo banaanbaxyo. Raila Odinga waxuu ku baaqaya ain isabadal la sameeyo doorashada ka hor.

    Ilaa dad gaaraya 70 qof ayaa ku dhintay tan iyo intii ay dhacday doorashadii la qabtay 8-da Augast ee lagu murmay. Balse doorashadaasi dhacday waxaa tuurtay maxkamada saree e dalka oo ku tilmaamtay mid si khalad ah u dhacday.

    Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa dhankiisa ku adkeystay in doorashada la qabtaa wakhtigii loo asteeyay.

    Waxaa jira warar sheegaya in ciidammo dheeraad ah loo diray glbeedka Kenya gaar ahaan deegaannada ay ku xooggan yihiin taageerayaasha mucaaradka. Deegaanadaasi waxaa ka dhacay rabshado isbuucyadii la soo dhaafay

    A Kenyan activist Boniface Mwangi protests against police officers as he shows his chest wounded by a tear gas canister during a demonstration against recent police brutality that killed some opposition protesters, in Nairobi, Kenya, 19 October 2017

    Isbuucii la soo dhaafay xubin sare oo ka tirsan guddiga doorashooyinka ayaa is casishay iyadoo sheegtay inaysan diyaar u ahayn waxay ugu yeertay ‘qeyb ka noqoshada’ doorasho aan si hufan loo qaban doonin. Waxay u carartay New York iyadoo sheegtay inay u baqday nafsadeeda.

    Maalin ka dib is casilaada Roselyn Akombe, ayaa gudoomiyaha guddiga doorashooyinka wuxuu qirtay inay adagtahay in doorasho ‘macquul ah’ la qabto.

    ”Waxaa arrin yaabkeeda leh ah in hoggaamiyayaasha siyaasadda ee laga rabay inay dhisaan qaran ay nqodeen khatarta ugu daran soo food saartay xasilloonida iyo nabadda qaranka”, ayuu yiri Wafula Chebukati.

    presentational line
    Uhuru Kenyatta addresses a Jubilee Party campaign caravan rally in Nairobi, Kenya October 23, 2017
    Kenyatta ayaa ku jira olole doorasho inkastoo musharrixii la tartamayay uu ka haray doorashada

    Sida ay amartay maxkamadda ugu saraysa dalka ee laashay natiijada doorashadii madaxtinnimo ee dhacday August, guddiga waa inuu doorasho cusub qabtaa ka hor 1-da bisha Nofeember.

    Haddii xilligaasi lagu qaban waaya, Kenya waxay galaysaa xasarad dhanka dastuurka ah. Ma cadda sida xal loogu heli karo dhibaatadaasi.

    Garabka madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa doonaya inay doorasho dhacdo, si kastaba halagu qabtee.

    Xubnaha baarlamaanka ayaa meelmariyay isbedel lagu samaynayo sharciga doorashada, kaasoo si toos ah guusha ugu wareejinaya musharraxa ku soo hara tartanka, haddii kan la tartamaya uu ka haro doorashada madaxtinnimo ee ku celiska ah.

    Kenya Kenya Election Uhuru Kenyatta
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAKHRISO: Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Ballanqaad iyo Talo muhiim ah siiyay Madaxweyne Farmaajo
    Next Article Nin Soomaali ah oo u tartamaya Doorasho ka dhaceysa Gobolka Washington, Mareykanka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo