Rabashado xoogan ayaa ka billowdey deegaanka Kisumu oo ah halka uu kasoo jeedo hoggaamiyaha mucaaradka dalka Kenya Rail Odinga.
Browsing: Kenya Election
Hoggaamiyaha isbeheysiga mucaaradka Kenya ee NASA, Raila Odinga ayaa maanta sharaxay go’aamada uu ka qaatay doorashadii Isniintii la soo afjaray.
Guddiga doorashada ee Kenya ayaa ku dhawaaqay in Uhuru Kenyatta la doortay ka dib doorashadii ku celiska ahayd ee dhacday…
Taageerayaasha xisbiga mucaaradka Kenya ayaa lagu wadaa inay maanta dib u billaabaan muddaaharaadyadii ay ku diidanaayeen doorashada. Beesha caalamka ayaa…
Musharaxa Isbaheysiga Mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa ka baxay tartanka doorashada ku celisk ah ee dalka Kenya.
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in go’aankii Maxkamadda Sare ee Kenya ku laashay natiijadii Doorashada Kenya ee uu isaga…
Xildhibaan ka tirsan xisbiga talada haya ee Jubilee ayaa codsi horgeeyay guddiga adeegga garsoorka Kenya, waxaana jira mooshin la hadal…
Rabshado kala duwan ayaa hareeyay meelaha ay ku badan yihiin taageerayaasha Musharaxa mucaaradka Kenya ee Raila Odinga, kadib markii xalay…
https://www.facebook.com/bbcsomali/videos/10155226145914475/
Madaxda Mucaaradka Kenya oo goor dhow saxaafadda kula hadlay xarunta guddiga Doorashada ee Bomas ayaa sheegay inaysan qeyb ka noqon…
Waxaa goor dhow lagu dhawaaqayaa natiijada Doorashada dalka Kenya, iyadoo xarunta Guddiga Doorashada dalkaasi ee Bomas, magaalada Nairobi ay isugu…
Waxaa goor dhow lagu dhawaaqayaa natiijada Doorashada dalka Kenya, iyadoo xarunta Guddiga Doorashada dalkaasi ee Bomas, magaalada Nairobi ay isugu…
Isbaheysiga Mucaaradka dalk Kenya ayaa ku dhawaaqay in musharaxooda uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimda dalka Kenya.
Wararka laga helayo magaalada Gaarisa ee Waqooyi Bari, Kenya ayaa sheegaya inay rabasho la xiriira doorashada ay halkaasi ka dhaceen.
Iyadoo natiijada Doorashada dalka Kenya ay iska soo daba dhaceyso ayaa waxaa arrimaha cusub ka mida haweeneydii ugu horeysay ee…
Hoggaamiyihii Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aden Barre Ducaale ayaa dib loogu doortay kursigii Baarlamaanka Kenya ee magaalada Gaarisa.
Musharaxa xisbiga Mucaaradka ee Doorashada dalka Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in nidaamka tirinta codadka Doorashada dalka Kenya la jabsaday.
Musharaxa mucaaradka ee madaxweynaha Kenya Raila Odinga ayaa diiday natiijada doorashada madaxtinimada dalka Kenya ee uu ku horeeyo madaxweynaha xilka…
Tirinta codla doorashooyinkii maanta ka dhacay Dalka Kenya ayaa socota iyadoo uu ku horeeyo madaxweynaha xilka haya ee Uhuru Kenyatta.
Dadka Kenya ayaa maanta codkooda ka dhiibtay doorashada guud ee dalkaasi iyadoo goor dhoweyd la soo xiray inta badan goobaha…
