War hadda soo dhacay aya sheegaya in qarax xoog leh uu ruxay magaalada Muqdisho.
Qaraxa oo laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa ka dhacay Hotelka Naasa-hablood ee ku yaala Isgoyska weyn ee mashquulka badan oo ku yaala KM4 oo ah meel ay dadka iyo gaadiidku aad ugu badan yihiin.
Qaraxa waxaa ka dambeeyay rasaas xoog leh, waxaana laga cabsi qabaa inuu yahay weerar qorsheysan oo Alshbaab ku qaaday Hotelka Naasa-hablood 1 ee magaalada Muqdisho.
Faahfaahin la soco…
Wadani.com