Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, June 30
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Qaraxyo lagu weeraray Xarunta CID-da Muqdisho & Dabley gudaha u gashay

    Qaraxyo lagu weeraray Xarunta CID-da Muqdisho & Dabley gudaha u gashay

    July 31, 2016Updated:July 31, 20162 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Laba qarax oo loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho

    iyadoo lala beegsaday xarunta dembi baarista ee CID-da oo ku taala Isgoyska KM4, degmada Hodon.

    Gaariga hore ayaa la sheegay in lagu qarxiyay iridka, kaasoo aysan u suuragalin in lagu galo gudaha, waxaana qaraxa labaad uu  burburiyay iridka xarunta iyadoo wararku sheegayaan in dabley ka mida kuwii weerarka qaaday ay gudaha u galeen xarunta.

    Saraakiisha Booliska ayaa sheegay in la dilay dabley gashay gudaha xarunta CID, isla markaana dadkii iyo maxaabiitii gudaha ku jirtay ay nabdoon yihiin.

    Rasaas goosgoos ah ayaa ka socota xarunta, waxaana la soo weriyay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhashay labada qarax.

    Gaadiidka gurmadka degdega ah ayaa daadgureynaya dhaawacyada, waxaana goobta soo gaaray ciidamada dowlada noocyadooda kala duwan. 12 dhaawac ah ayaa la gaarsiiyay Isbitaalka Madina ee magaalada Muqdisho.

    Qasaaraha weerarka ayaa hadda gaaraya 13 dhimasho ah iyo in ka badan 2o dhaawac ah, sida ay sheegayaan warar hordhac ah

    Xaaladda ayaa hadda degan, waxaana weriyeyaasha ay awoodeen inay gudaha u galaan xarunta la weeraray. Saraakiisha dowladda ayaa sheegaya in lasoo afjaray weerarka isla markaana la dilay saddex dabley ah oo doonayay inay galaan xarunta CID-da.

    Wasiirka Amniga gudaha C/risaaq Cumar Maxamed ay sheegay in weerarka lagu dilay saddex dabley Alshabaab ah oo doonayay inay galaan xarunta oo gumaad geystaan, wuxuna intaas ku daray in ciidamada ammaanka uu ka dhintay askari, halka shan kale ay ka dhaawacmeen.

    Qasaaraha dagaalka ayaa waxaa yareeyay iyadoo la dilay dableydii qorshahoodu ahaa inay galaan xarunta CID-da, waxaana madaxda dowladda oo halkaasi tagtay ay sheegeen in weerarkaasi la fashiliyay.

    Wadani.com

    Alshabab CID Muqdisho Qarax Top Weerar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEGDEG: Qarax weyn oo ka dhacay magaalada Muqdisho & rasaas socota
    Next Article SAWIRRO: Qaraxyadii mattaanaha ahaa ee lagu weeraray xarunta CID-da, Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo