Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Qisada yaabka leh ee Maxamed Cali: Ardayga Kaalinta 2aad ka galay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee Dalka

    Qisada yaabka leh ee Maxamed Cali: Ardayga Kaalinta 2aad ka galay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee Dalka

    July 24, 2021Updated:July 24, 20211 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Arday Agoonnimo lagu soo koriyey oo hooyadiis ay tahay qof danyar ah oo Shaah iibisa ayaa galay kaalinta labaad ee imtixaanka Dugsiyada sare ee dowladda sanad dugsiyeedka 2020/2021.

    Maxamed Cali C/raxmaan Maxamed ayaa celcelis ahaan helay dhibco gaaraya 95%, wuxuuna galay kaalinta labaad imtixaanka dowladda, isagoo kaalinta koowaad ku sigay wax ka yar 0.5, taasoo muujisay dadaalkiisa iyo heerkiisa waxbarashada.

    Maamulka Dugsiga Al-salaam ee degmada Dharkeynley oo uu dhigan jiray ayaa sheegay in Ardayga Maxamed Cali uu ahaa wiil dadaal badan oo mar waliba uu kaalimaha hore u geli jiray Dugsiga. Hadda waa ardayga kaalinta koowaad ee Gobolka Banaadir.

    Sidoo kale Maxamed Cali waa xaafid Qur’aanka kariimka ah, wuxuuna kaalinta koowaad ka galay tartamo qur’aan akhris ah oo uu ka qeyb galay magaalada Muqdisho.

    Wuxuu sheegay inuu ku mashquulsanaa Waxbarasho, isla markaana aanu isticmaali jiray baraha bulshada ee ardayga ku mashquuleen, kaliyana uu khadka geli jiray marka uu wax kala soo degayo.

    Hooyada dhashay Ardaygan Bishaaro Daahir ayaa sheegtay inay xaalad aad u adag kusoo korisay isagoo agoon ah, haddana aysan awoodin inay jaamacad ka bixiso, waxayna baaq u diray madaxda dowladda iyo Maamulka Gobolka Banaadir inay ka saacidaan Ardaygan sidii uu Jaamacad u heli lahaa.

    HOOS KA DAAWO

    Ardayda imtixaankad dowladda Dugsiyada sare Imtixaanka dowladda Imtixaanka Dugsiyada Sare Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddoomiyihii hore ee Gobolka Gedo oo ku baaqay in Maxkamad lasoo taago C/llaahi Kulane
    Next Article Cumar Filish: “Markii la i magacaabay waxaa la qabtay Dad doonayey inay Aniga isku key qarxiyaan, welina..”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo